Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Booqasho Ku Tagay Baraawe

0
Saturday October 11, 2014 - 18:51:06 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 791
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Oo Booqasho Ku Tagay Baraawe

    Hargeysa(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho aan hore loo sii

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho aan hore loo sii Hargeysa(xogreebnews.com_-Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sheikh Maxamuud iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqasho aan hore loo sii shaacin ku tegay degmada Baraawe ee gobolka Shabeelada hoose.Wefdiga Madaxweynaha ayaa si diiran kusoo dhoweeyay magaalada saraakiisha ciidamada iyo maamulka degmada, iyadoo si weyn loo adkeeyay amaanka magaalada.Madaxweynaha ayaa khudbad ujeediyey shacabka ku nool Baraawe oo meel fagaare uu kula kulmay, waxaana uu ugu baaqay in ay la shaqeeyaan dowladda isla markaana ay heli doonaan adeegyada bulshada.Xassan Shiikh ayaa shalay booqasho sidoo kale ku tegay magaalo xeebeedka Cadale ee gobolka Shabeelaha dhexe oo iyana dhowaan laga qabsaday ururka al-Shabaab.Degmada Baraawe oo saaran badweynta Hindiya ayaa dhowaan laga qabsaday ururka al-Shabaab oo ay ka talinayeen mudo 6-sano, waxaana ay ahayd fariisinkii ugu weyna kooxda mudooyinkan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured