war-culus: Qaar Ka Mid Ah Bukaanka Jiifa Cisbitaalka Gargaar Si Weyn Uga Dayriyeey Xaalada Caafimaad Ee Halkaas Iyo Sixirka Lacagta Laga Qaado Dhibanaayasha Oo Qaali Ah:

0
Saturday October 11, 2014 - 17:21:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 893
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    war-culus: Qaar Ka Mid Ah Bukaanka Jiifa Cisbitaalka Gargaar Si Weyn Uga Dayriyeey Xaalada Caafimaad Ee Halkaas Iyo Sixirka Lacagta Laga Qaado Dhibanaayasha Oo Qaali Ah:

    Hargeisa(xogreebnews.com_sidaa ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex-sugan cisbitaalka,Gargar u sheegen warfidiyeenno ka mid ah shabakadda warar ee xogreebnews.com.ayaa tibaaxay inay ku daran-yeey-san yihiin.Hospitalkan.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_sidaa ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex-sugan cisbitaalka,Gargar u sheegen warfidiyeenno ka mid ah shabakadda warar ee xogreebnews.com.ayaa tibaaxay inay ku daran-yeey-san yihiin.Hospitalkan. Hargeisa(xogreebnews.com_sidaa ilo wareedyo looga qaateen ah oo ku dhex-sugan cisbitaalka,Gargar u sheegen warfidiyeenno ka mid ah shabakadda warar ee xogreebnews.com.ayaa tibaaxay inay ku daran-yeey-san yihiin.Hospitalkan.iyaaddo ay jiraan cabaasho,ka immaneysaa bukaanka oo ku salleysan,xagga lacagaha laga qaado.dadka bukaankan jiifka ah ee la dhiggo.cisbitalkanwaa kuwan qaar ka mid ahaa cabaashaddi dadweynaha"cisbitalkan ayaa isku dar-saday qaaliga xaga adeeg-ga caafimaad ee ay bixiyaan iyo adee- xummo kale oo qofkii ku jiraa anay cidiiba odhaneyn maxaad qabtaa xalaadadyadaa laalam socdo waxana fartii anu taagnaaba tahay laagactees keen iyo war-qad or-deysaa oo ay ku qoraan tahay biilkaas soo bixii "sidaas waxaa yidhii mid ka mid ahaa dadka sidaa weyn uga caw-day adeeg-xummadda soo food-saartay cisbitalka Gargaar.arrintan ayeey si weyn uga gaabisay wasaaradda caafimaadka somaliland oo aan wax-daba-gal ah ku
sammeyn,cisbitaaladda gaarka loo leeyahay .xogreebnews.com-ayaa si weyn ugu kuur-gashay sidaa ay uu shaqeeyan dhakhaatirka ku hawlan adee-bixinta ,goobtan caafimaad,waxaanay oggaatay inay wax wayni ka jiraan.xogreebnews.com-office Hargeisa/somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured