Dowladda Soomaaliya oo Dagaalka Al-shabaab kala kaashaneysa Shirkad gaar loo leeyahay

0
Saturday October 11, 2014 - 17:03:33 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 782
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dowladda Soomaaliya oo Dagaalka Al-shabaab kala kaashaneysa Shirkad gaar loo leeyahay

    Noirobi(xogreebnews.com_Wargeys ka faalooda arimaha Ganacsiga ayaa maanta waxaa uu daabacay in Shirkadda Gaar loo leeyahay oo fadhigeedu yahay Maraykanka,kana shaqeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Noirobi(xogreebnews.com_Wargeys ka faalooda arimaha Ganacsiga ayaa maanta waxaa uu daabacay in Shirkadda Gaar loo leeyahay oo fadhigeedu yahay Maraykanka,kana shaqeysa Noirobi(xogreebnews.com_Wargeys ka faalooda arimaha Ganacsiga ayaa maanta waxaa uu daabacay in Shirkadda Gaar loo leeyahay oo fadhigeedu yahay Maraykanka,kana shaqeysa Hawlaha Ammaanka ay shegtay in dowlada somaliya ay ka caawineyso ladagaalanka Shabab.Shirkadaan ayaa magaceeda la yiraahdaa Bancroft Global Development,waxaana ay si gaar ah ugu shaqeysaa arimha loojistigada.Sidoo kale bishii bishii November ee sannadkii 2007-dii, Dowladda Uganda ayaa waxaa markii ugu horreysay ugu yeertay shirkadaan gaarka loo leeyahay in ay taageeraan Ciiddanka Uganda ee UPDFWarbixntaan oo dhanka kale ay heshay wakaalada AP,ee dalka Mareykanka,ayaa waxaa lagu sheegay in dowlado badan ay shirkadda Bancroft Global Development,ay ka caawisay ladagaalanka kooxaha Islaamiinta,waxaana hada xooga ay saareysaa kooxda ISIS,oo dalalka Suriya iyo Ciraaq ka dagaalama iyo dowladda Somaliya.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured