Xukumada oo ka Qafaalatay magaalada sheikh ee Gobolka Saaxil gudoomiyahii Gobolka

0
Saturday October 11, 2014 - 16:19:25 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 804
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xukumada oo ka Qafaalatay magaalada sheikh ee Gobolka Saaxil gudoomiyahii Gobolka

    Hargeisa(xogreebnews.com_Waxa ay Maanta oo Jimce 10/10/14 xukumadu ka Qafaalatay magaalada

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Waxa ay Maanta oo Jimce 10/10/14 xukumadu ka Qafaalatay magaalada Hargeisa(xogreebnews.com_Waxa ay Maanta oo Jimce 10/10/14 xukumadu ka Qafaalatay magaaladasheikh ee Gobolka Saaxil gudoomiyahii ururka Dhalinyaradii Subeer Awalee JIIDALI ee Gobolka Tog-dheer Mr. Cabdisamad Axmed Boon.Gudoomiyaha oo markii laga qabtay magaalada sheikh ayaa waxa loodhaadhiciyay dhanka magaalada Berbera,xadhiga gudoomiyaha gobolkatogdheer ee JIIDALI waxa soo amray madaxtooyada Somaliland kadibmarkii ay dhawaan dhalinyarada kazoo kala jeeda gobolada Somaliland oodhan ayaykaga dhamaawaaqeen shir ayay kaga tala bixinayaan qaranimadiiSomaliland ee dhawaantan inta xukumadani jiratay mugdigashay .Shirkaas ay dhawaan kaga dhawaaqeen dhalinyarada Somaliland magaaladaBURCO oo ay xukumadu Dagaal kula jiratay ayaa aanu u aanaynanaa in looxidhay gudoomiye C/samad Ahmed loo xidhay .Waxaanu hadaba xukumada u sheegaynaa in rabitaanka dhalinyaradu ayayka arinsanayaaan mustaqbalka dalku aanu ku joogsan doonin mid iyo labala xidho .Guud Ahaan Ururka DHalinyarada Subeer Awa lee JIIDALI waxa uu baaqudirayaa dhalinyarada soomaliland in aanay ka waaban kamidhalintaHalganka Badbaadinta dalka.Faysal cumar madarAfhayeenka Jiidali


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured