ciidamo somaliland si fool xun u garaacay ,weriye ku guda-jiraa hawl-maalmeedkiisi shaqo

0
Friday October 10, 2014 - 20:54:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    ciidamo somaliland si fool xun u garaacay ,weriye ku guda-jiraa hawl-maalmeedkiisi shaqo

    Hargeisa(xogreebnews.com_Ciidanka Booliska xukuumadda Siilaanyo ayaa maanta Jidh Dil iyo qaraacis iskugu daray Tifaftirihii Shabakadda Baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble, boolisku waxay xadgudubkan u gaysteen wariyaha xilli uu k

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Ciidanka Booliska xukuumadda Siilaanyo ayaa maanta Jidh Dil iyo qaraacis iskugu daray Tifaftirihii Shabakadda Baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble, boolisku waxay xadgudubkan u gaysteen wariyaha xilli uu k

Hargeisa(xogreebnews.com_Ciidanka Booliska xukuumadda Siilaanyo ayaa maanta Jidh Dil iyo qaraacis iskugu daray Tifaftirihii Shabakadda Baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble, boolisku waxay xadgudubkan u gaysteen wariyaha xilli uuku sugnaa agagaarka wadada total oo uu waxyar uun ka hor madaxwaynaha somaliland oo markas maray mar uu ku socday madaarka

ciidanka ayaa xiliga ay tacadigan kula kacayeen ku sugnaa wadadda total iyadoo wakhtigaas saacadu ahayd 2:40 daqiiqo, waxaana xiligan boolisku wariyaha qaraaceen waxyar kahor meesha maray madaxwayne siilaanyo oo isagu wakhtigaas u sii socday dhanka madaarka si uu ugu dhoofo dalka ingiriiska

axmed aadan rooble2

ciidanka booliska ayaa iyagu si badheedha u jidhdilay wariyaha oo wakhtigaas agagaarka wadada total ku sugnaaislamarkaana marayay waddada maaha markii u horaysay ee xukuumadda siilaanyo wariyaha kula kacdo tacadigan, ee dhawaan ayuunbay ahayd markii wariye axmed aadan rooble xukuumadda silaanyoxabsiga dhigtay islamarkaana ay xarunta CID-da oo uu ku xidhnaa wakhtigaas jidh dil ba’an ugu gaysatay

axmed aadan rooble5

tifafiraha Baligubadlemedia Axmed Aadan Rooble ayaa isagu sheegay inaanu Ka Daba Hadhi Doonin Booliska Xadgudubkan Kula Kacay sharcigana uu la tiigsan doono

10645126_851628328210663_5714240614166811899_n

balse saraakiisha booliska oo aanu la xidhiidhnay ayaaka gaabsaday inay wax fahfaahin ah ka bixiyaan jidhdilkan ciidankoodukula kaceen axmed aadan rooble




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured