Wasiirka Duulista Iyo Dhalinyarada Uu Sidaa Hufan Uu Tababaray Ee Ka Hawl-gasha Madaarku , Waxay Tusaale U Tahay Horumarka Uu Dalku Gaadhay.

0
Friday October 10, 2014 - 20:26:40 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1020
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirka Duulista Iyo Dhalinyarada Uu Sidaa Hufan Uu Tababaray Ee Ka Hawl-gasha Madaarku , Waxay Tusaale U Tahay Horumarka Uu Dalku Gaadhay.

    Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland,mudane maxamuud xaashi cabdi,ayaa si weyn uga soo baxay shaqaddi.madaxweynaha qaranka Somaliland mudane axmed siilaanyo uu dhiibey. Waxaana uu wasiirkani

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland,mudane maxamuud xaashi cabdi,ayaa si weyn uga soo baxay shaqaddi.madaxweynaha qaranka Somaliland mudane axmed siilaanyo uu dhiibey. Waxaana uu wasiirkani Wasiirka wasaaradda duulista iyo hawada Somaliland,mudane maxamuud xaashi cabdi,ayaa si weyn uga soo baxay shaqaddi.madaxweynaha qaranka Somaliland mudane axmed siilaanyo uu dhiibey. Waxaana uu wasiirkani gutay waajibaadkiisii shaqo,oouu noqday nin kasoo baxay xilkii loo ig-maday.Wasiir xaashi ayaa tan iyo ilaayo maalintii la magacaabay,dalka ka sammeeyey,madaaro darajo sareeyo kuwaaso ahaa kuwo dhaxal,gal ah .loona aayi doono qarniyo badan oo inaagu soo socdaa,ahaddi alle idmoWaxaana uu wax layaab-leh ka dhigay,madaarka caasimadda iyo ka Berbera, oo hadda la mid ahaa kuwaa ku yalla addun weynaha,isaago aan la mudeyn inuu ku yaallo wadan aan aqoonsi haysan.Wasiir maxamuud xaashi waxaa madaaradda dalka ka hawl-galiyeey dhalinyaro aqoon-yahanno ah kuwaaso, leh aqoon aad uu sareysaa,soonaa jiitaa ,dadka meesha kasoo degaayaa. Maadaama oo ay dhalinti tahay kuwoo leh akh-laaqiyadda wanaagsan oo ay dadka ulaa dhaqmaan maadaama oo ay joogan dalkii furaha lagasoo gallo.Dadka intaa badan kasoo degga ,madaaradka caasimadda Somaliland,ayaa intaa badan.aad uuga amaan sheegtay.sarkaalka madaarka caasimadda uu qaabil-san protocol, mudane cabdilaahi caarshe oo la sheegay inuu yahay masuulka badanaaba ay bulshadda sii wanaagsan ulaa shaqayso.Cabdilaahi axmed caarshe waa wiil dhalinyaro ah,oo aqoon-yana ah,kaaso sii hufaan soo dhoweeyaa madaxda addunka ee dalka kasoo,kuwaaso war-bixin amaan ah kazoo diyaariyeey protocol wanaag-sanaan masuul cabdilaahi caarshe.Madaxa protocol madaarka caasimadda ayaa lagu tiriyaa nin aqoon ah,kaaso leh karti badan uu leh hawlaha soo dhoweyntaa .masuulkani waxaa isticmaalo raali gelintaa dadka ay wasaaradda hawada Somaliland u fidinayso adeegga.la soco….QalinkiiAbokor qaasim xasanQaasim4422@gmail.comHargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured