Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Maanta Booqday Maamulka Goboleedka Puntland

0
Friday October 10, 2014 - 19:09:32 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 860
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Raysal Wasaaraha Somaliya Oo Maanta Booqday Maamulka Goboleedka Puntland

    Hargeysa(xogreebnews.com_Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com_Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Hargeysa(xogreebnews.com_Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wefdi uu hogaaminaayo ayaa maanta booqosho ku tagayaa Puntland, oo ka tirsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.Ra’iisul Wasaaraha ayaa yiri “waxaan aaminsanahay Soomaaliya oo nabad ah midaysan waxaa la heli karaa oo kaliya marka aan cod midaysan ku hadalno isla markaana fikradaheena iyo dadaalkeena aan ku midayno horumarinta danta qaranka. Puntland waxa ay hormuud ka tahay dadaalka federaalaynta dalka.” ayuu hadalkiis ku daray Ra’iisul wasaare Cabdiweli.Booqashadan waxa ay qayb ka tahay sida ay nooga wada go’an tahay in aan si joogta ah isu dhagaysano isla markaana uwada tashano si Xukuumadda Federaalka noogu wada aadeegto. Waxaan ku amaanayaa Ra’iisul Wasaaraha iyo Madaxweynaha Puntland dadaalkooda. Ra’iisul Wasaaraha waxa uu 12 Oktoobar kala qayb gali doonaa dadweynaha iyo hogaanka Puntland munaasabada dabaaldega Maalinta Calanka Soomaaliyeed.Maanta caqabada badan ayaa na horyaala balse waxaan lee nahay dhabar adeeg aan kaga gudubno. Dadaalkeena iyo Ana oo kaalmaysanayna Ilaah waan awoodnaa Soomaaliya in aan ka dhigno wadan nabadeed 2016.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured