madaxweyne siilaanyo oo xilkii ka qaaday masuuliyiin ka mid ahaa madaxdii Gobolka Buuhoodle iyo kuwoo cusub oo uu magacaabay.

0
Friday October 10, 2014 - 19:02:20 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 807
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweyne siilaanyo oo xilkii ka qaaday masuuliyiin ka mid ahaa madaxdii Gobolka Buuhoodle iyo kuwoo cusub oo uu magacaabay.

    Hargeisa(xogreebnews.com_WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo Hargeisa(xogreebnews.com_WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyowaxa digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2823/102014,Xilkii uu qaranka u hayey kaga qaaday Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Buuhoodle, isla markaasina waxa uu madaxweynuhu Gudoomiye Cusub u magacaabay Gobolka, halka Gudoomiye ku xigeenkii Xilka laga qaaday aan weli la soo magacaabin masuul buuxiya madaxweynuhuna uu dib ka soo magacaabi doono.Madaxweynuhu:- Markuu Arkay: Qodobka 90aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;Markuu Arkay: Qodobka 110aad ee Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland;Markuu Tixgeliyay: Ahmiyadda ay Gudoomiyeyaasha Gobolladu u leeyihiin dhismaha Qaranka;Markuu Garwaaqsaday: In baahi loo qabo buuxinta xilka Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle;Markuu La Tashaday: Madaxda ay hawshani khusayso;Markuu ku qancay: In uu hanan karo xilkan;Wuxuu go’aamiyayIn Mudane, Cismaan Ciise Maxamed, laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado Gudoomiyaha Gobolka Buuhoodle ee Jamhuuriyadda Somaliland.Ujeeddo: Xil-ka Qaadis Ku: Mudane, Cabdi-qani Cabaas Muuse Guddoomiye Ku-xigeenkii Hore ee Gobolka Buuhoodle Mudane,Xilalka Qaranka ayay dabcigeeda tahay in ay meerto noqoto oo kolba cid hanan karta loo dhiibo shaqada Qaranka.

Sidaas darteed, waxaan gartay in aan kaa qaado xilka Guddoomiye Ku-xigeenka Gobolka Buuhoodle ee Jamhuuriyadda Somaliland.ALLAA MAHAD LEH Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)Xoghayaha Gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured