madaxweyne siilaanyo jimce gollaha wakiiladdu fasax yihiin u Gudbiyeey bedelkii xubintii xisbiga wadani

0
Friday October 10, 2014 - 18:57:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 768
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweyne siilaanyo jimce gollaha wakiiladdu fasax yihiin u Gudbiyeey bedelkii xubintii xisbiga wadani

    Hargeisa(xogreebnews.com_Taariikhda: - 09/10/2014 WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com_Taariikhda: - 09/10/2014 WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyo Hargeisa(xogreebnews.com_Taariikhda: - 09/10/2014 WAR-SAXAAFADEED:Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane. Axmed Maxamed Silaanyowaxa digreeto madaxweyne oo sumadeedu tahay JSL/M/SHGW/081-2818/102014 ,Shir-guddoonka Golaha Wakiillada Jamhuuriyada Somaliland ugu gudbiyey Xubintii todobaad ee Xisbiga Waddani soo bedelay.Ku: Shir-guddoonka Golaha Wakiillada JSL Ujeedo: Soo Gudbin Xubintii Ka Dhinnayd Guddida Cusub ee Doorashooyinka QarankaMudanayaal,Waxaan si sharaf iyo qadarin mudan halkan magaciisa iyo CV-giisa idiinku soo gudbinayaa Mudane, Cabdiraxmaan Cismaan Aadan (Sagal) oo ah Xubinta Xisbiga WADDANI u soo xulay Guddida Doorashooyinka Qaranka si aad uga gudataan waajibaadkiinna Dastuuriga ah.ALLAA MAHAD LEH Naasir Yuusuf Daahir (Nasir Naska)Xoghayaha Gaarka ah ee Xafiiska Saxaafada Madaxtooyada JSL.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured