Malala Oo Noqotay Taariikhda Qofkii Ugu Da’ Yaraa Ee Ku Guulaysta Abaalgudka Caalamiga Ee Nabadda ( Nobel Peace Prize )

0
Friday October 10, 2014 - 18:49:11 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 829
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Malala Oo Noqotay Taariikhda Qofkii Ugu Da’ Yaraa Ee Ku Guulaysta Abaalgudka Caalamiga Ee Nabadda ( Nobel Peace Prize )

    London(xogreebnews. Abaalgudka caalamiga ah ee nabadda ee Nobel Peace Prize ee sandakan waxa si wadajir ah ugu guuleystay Malala Yousafzai, gabadha u dhalatay dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

London(xogreebnews. Abaalgudka caalamiga ah ee nabadda ee Nobel Peace Prize ee sandakan waxa si wadajir ah ugu guuleystay Malala Yousafzai, gabadha u dhalatay dalka
London(xogreebnews. Abaalgudka caalamiga ah ee nabadda ee Nobel Peace Prize ee sandakan waxa si wadajir ah ugu guuleystay Malala Yousafzai, gabadha u dhalatay dalka Pakistan ee u ololeysa waxbarashada gabdhaha iyo Kailash Satyarthi oo u ololeysa xaquuqda caruurta lagu shaqeysto.
Malala oo 17 jir ah waa qofkii ugu d’a yaraa ee abaalgudkan la guddoonsiiyo.
Taalibaan ayaa madaxa ka toogtay sanadii 2012-ka iyadoo u ololeyneysay waxbarsahada gabdhaha.
Guddiga abaalgudkan bixiyey waxa uu sheegay in gabdhahan ay ku muteysteen abaaulgudkan ”halganka ay u galeen la dagaalanka cabburinta caruurta iyo dadka d’ada yar”



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured