MADAXWEYNE FIICNAAN LAHAYDEE INAAD IXTIRAAMTO AQOONYAHAN AAD GOLE WASIIR MARKA WADA TIRSANAYDEEN MAANTANA AAD MADAXWEYNE U TAHAY

0
Thursday October 09, 2014 - 19:57:59 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 886
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    MADAXWEYNE FIICNAAN LAHAYDEE INAAD IXTIRAAMTO AQOONYAHAN AAD GOLE WASIIR MARKA WADA TIRSANAYDEEN MAANTANA AAD MADAXWEYNE U TAHAY

    Mudane Madaxweyne ku celinta aad Xisbiga Waddani ku celisay xubintii ay u soo magcaabeen inay uga mid noqoto xubnaha Komishanka Qaranka ee doorashooyinka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudane Madaxweyne ku celinta aad Xisbiga Waddani ku celisay xubintii ay u soo magcaabeen inay uga mid noqoto xubnaha Komishanka Qaranka ee doorashooyinka Mudane Madaxweyne ku celinta aad Xisbiga Waddani ku celisay xubintii ay u soo magcaabeen inay uga mid noqoto xubnaha Komishanka Qaranka ee doorashooyinka xubintaas oo ahayd Aqoonyahan Fadal may waafaqsanayn xeerka, runtii marka la eego aqoontiisa, kartidiisa iyo sumcadiisa iyo magaciisa oo bulshada Somaliland oo dhami wada garanayso iyo weliba shuruudaha sharci ee xubinimada Komiishanka Doorashooyinka Qaranka oo uu buuxiyey. Mudane Madaxweyne waa nasiib darro in aad muwaadinkaa aqoonyahan ka ah aad xuquuqdiisa shaqo is hortaagto, waxaana ay ka dhigan tahay iyada oo laguu diido xuquuqda madaxweynimo ee aad hadda leedahay! Madaxweyne waxa aad halhays u lahayd markii aad mucaaradka ahayd “RUNTA MARKA LOO NOQDO ARRINKU WAA SIDAAS” Haddaba Madaxweyne Waxaa aan ku leeyahay RUNTA MARKA LOO NOQDOXisbiga Waddani waxa uu Fadal ku soo xushay inta shuruudood ee aad ku soo xulatay xubnihii aad u soo magcawday ka mid noqoshada Komishanka Doorashooyinka Qaranka. Markaa way fiicnaan lahayd inaad ixtiraamto Caddaalada iyo Xuquuqda aqoonyahan aad Gole wasiir Marka wada Tirsanaydeen Maantana aad Madaxweyne u tahay.ADDUUNKUNA WAA HADHKAA LABADIISA GELIN“Adanayso adoo lahaa marbaad dacar qooshataa!!Saleban Ibrahim Khayre



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured