Xildhibaan Cali Mareexaan wuxuu la niiq leeyey waa naaqus nimo

0
Thursday October 09, 2014 - 19:54:12 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 981
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Cali Mareexaan wuxuu la niiq leeyey waa naaqus nimo

    Mudnaado,maalkana aan dhaco, dadkana aan shirqool ku toogto, magacna yaan waayin sida waxa lagu yaqaan Silaanyo iyo guulwada yaashiisa Xildhibaan Cali Mareexaan ka mid yahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudnaado,maalkana aan dhaco, dadkana aan shirqool ku toogto, magacna yaan waayin sida waxa lagu yaqaan Silaanyo iyo guulwada yaashiisa Xildhibaan Cali Mareexaan ka mid yahay.
Mudnaado,maalkana aan dhaco, dadkana aan shirqool ku toogto, magacna yaan waayin sida waxa lagu yaqaan Silaanyo iyo guulwada yaashiisa Xildhibaan Cali Mareexaan ka mid yahay. Xildhibaan Cali Mareexaan sida fiinta ayuu ka sii qeylinayaa in xisbiga mucaaradka ah ee Waddani uu wax yaabo badan oo dalka lagu duminayey ka sheekeyn doonaan. Cali waaba waraabihii la yidhi maxaan muu kaa maqlay. Maanta maaha maalintii Cali Mareexaan ku calaacali lahaa afhayeenka Waddani ayaa askartii lagu diley quri lugud iyo kii Gabiley lagu dilay iyo kii saaxdheer lagu toogtay ka hadlay. Cali caqli badan baannu lahayn ee wey ka sii dareysaa oo waxaa iyo wax ka xun oo xukuumada Silaanyo waxba ka qaban weydey ayaa la soo bandhigayaa. Ciidankan meel walba meyd kooda la wadhay ayuu Xildhibaan Cali Mareexaan u diidayaa beeshiisa in lagu soo hadal qaado. Arinku wuu sahla naan lahaa hadii la soo qabto cidii toogatay labadii sarkaal ee qori lugud lagu dilay ee shirqoolka ku dhintay. Cali oo qabyaaladi wado oo naftiisa u baqaya ayaa diidan in la soo qaado waxay dowladu ku fashilantay inay gacanta ku soo dhigto. Cali oo yaraantii lagu naanaysi jirey Cali dhan-dhaan oo maanatana xukuumada u qaabilsan hawlo fara badan oo qabiil ku lug le waa nasiib daro in uu yidhaa yaan laga hadlin saraakiisii la laayey.
Ta labaad ee Cali dhaan-dhaan doonayo in uu ka been sheego waxa weeye ciidamada shidaalka loo qortay oo beeleysan ayuu shicibka ka dhaadhicinayaa in laga soo xulayo ciidanada jira. Waa been cad oo ciidanka afraad wuu jiraa reer baanay u badanyiin ee bal waa halkaad geysaa. Cali wuxuu la niiq leeyey waa naaqus nimo



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured