Xisbiga Waddani oo gudbiyey Xubintii Komishinka ee bedeli lahayd Dr.Fadal oo laba jeer lagu soo celiyey

0
Thursday October 09, 2014 - 18:47:35 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 867
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga Waddani oo gudbiyey Xubintii Komishinka ee bedeli lahayd Dr.Fadal oo laba jeer lagu soo celiyey

    Hargeisa-(xogreebnews.com_Sida Hawl-wadeeno sarsare oo ka tirsan Qasriga Madaxtooyaada Somaliland u xaqiijiyeen warfidiyeenka Qarannews Xisbiga waddani ayaa u

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com_Sida Hawl-wadeeno sarsare oo ka tirsan Qasriga Madaxtooyaada Somaliland u xaqiijiyeen warfidiyeenka Qarannews Xisbiga waddani ayaa u Hargeisa-(xogreebnews.com_Sida Hawl-wadeeno sarsare oo ka tirsan Qasriga Madaxtooyaada Somaliland u xaqiijiyeen warfidiyeenka Qarannews Xisbiga waddani ayaa u gudbiyey Madaxweyne Siilanyo xubintii ay ku bedeleen Dr. Maxamed Cismaan Fadal oo Madaxtooyadu laba jeer ku celisay xisbiga,Sabab la’aana u diideen inuu ka mid noqdo Komishinka Cusub.Xisbiga Waddani ayaa Gudbiyey Cabdiraxmaan Cismaan Adan (Cabdiraxmaan Sagal) oo ah Ganacsade horena u ahaan jiray Maareeyaha Shirkada laydhtiriiga ee Kaah inuu ka mid noqdo Komishinka Doorashooyinka Cusub ee Somaliland.Sidoo kale Cabdiraxmaan Sagal ayaa xilal siyaasiya ka soo qabtay Xukumadihii soo maray Somaliland ee ka horeeyay Tan Siilanyocource qarannews


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured