soomalidii sanadkan Xaramka tagtay oo lagu arkay iyaago sitaa calaamado muujinaaya shrka ka socdaa deegaanka ee Midnimo One logana so duceyay.

0
Thursday October 09, 2014 - 18:45:02 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    soomalidii sanadkan Xaramka tagtay oo lagu arkay iyaago sitaa calaamado muujinaaya shrka ka socdaa deegaanka ee Midnimo One logana so duceyay.

    maka(xogreebnews.com_Xujayda ka soo jeeda Gobolada Jubboyinka ayaa mujiyay taageerada ay u hayaan shirka ayaa ka tashiga Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maka(xogreebnews.com_Xujayda ka soo jeeda Gobolada Jubboyinka ayaa mujiyay taageerada ay u hayaan shirka ayaa ka tashiga Gobolada Jubboyinka iyo Gedo. maka(xogreebnews.com_Xujayda ka soo jeeda Gobolada Jubboyinka ayaa mujiyay taageerada ay u hayaan shirka ayaa ka tashiga Gobolada Jubboyinka iyo Gedo.Xujaydo oo ku sugan Magaalada barakaysan ee Maka Al mukaraha ayaa u soo duceyay Mssuliyiinta Shirka Garbaharey ee Midnimo One iyo ergoyinka ka qayb galaya shirkaasi waxaaay ilahay ka baryeen in shirkaasi u noqdo ki lagu mideyn lahaa Shacabka Gobollka Gedo iyo Guud ahaan Jubboyinka.Shirka ka socdda Garbahaarey ee Midnimo One ayaa waxaa uu noqday shir Sameyn weyn ku yeeshay guud ahaan Somalia gaar ahaan Gobolada Jubboyinka iyo Gedo waxana laga filaya xal waraa oo lo helo goboladaan oo mudo badan u is qabqabsi ka jiray.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured