Shidaalka Soomaaliya Shir Looga Hadlayo oo London Ka Furmaya iyo somaliland oo ku jirtay ajan-daha madasha

0
Thursday October 09, 2014 - 18:36:01 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 900
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shidaalka Soomaaliya Shir Looga Hadlayo oo London Ka Furmaya iyo somaliland oo ku jirtay ajan-daha madasha

    Landon (xogreebnews.com_Wajiga labaad shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya ayaa 20 bishaan ka furmaya magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska waxaana shirkaas si gaar

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Landon (xogreebnews.com_Wajiga labaad shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya ayaa 20 bishaan ka furmaya magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska waxaana shirkaas si gaar Landon (xogreebnews.com_Wajiga labaad shir looga hadlayo shidaalka Soomaaliya ayaa 20 bishaan ka furmaya magaalada London ee xarunta wadanka Ingiriiska waxaana shirkaas si gaar ah diirada loogu saaraya shidaal Soomaaliya ku jira.Shirkaan oo ay soo qaban qaabisy hay’adda CWC la yiraahdo ayaa waxaa dhinacyada ka qeyb galaya ay ka doodi doonaan ajandayaal la xariira shidaalka shidaalka Soomaaliya ku jira.Wasiirka wasaaradda batroolka iyo macdanta Soomaaliya Daa’uud Max’ed Cumar oo shirkaan ka qeyb galaya ayaa warbaahinta Britain kasoo xigatay inuu sheegay inay ergada shirkaan ka qeyb galaysa ay horgeyn doonaan qodobada dawlada Soomaaliya u aragto in Soomaaliya shidaal ku heli karto.Waa shirkii labaad oo looga hadlayo arrimaha shidaalka Soomaaliya oo Ingiriiska lagu qabto waxaana shirarkaan qeyb ka yihiinb dadaalo ay wadaan qaar ka mid ah wadamada reer galbeedka oo ay ku doonayaan in wadamo ku yaaa geeska Africa ay shidaal kaga soo saaraan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured