Madaxweynaha Kenya Oo Dacwadii Kadib Dib Ugu Soo Laabtay Nairobi Halkaas Oo Loogu Soo Dhaweeyay Si Qayrul Caadi Ah (Daawo Sawirada)

0
Thursday October 09, 2014 - 18:33:27 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Kenya Oo Dacwadii Kadib Dib Ugu Soo Laabtay Nairobi Halkaas Oo Loogu Soo Dhaweeyay Si Qayrul Caadi Ah (Daawo Sawirada)

    Nairobi(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa dib ugu soo laabtay Dalkiisa ka dib markii uu ka qayb galay dhegaysiga dacwada ka dhanka ah ee Maxakamadda Dambiyada Dagaalka ee The Hague u haysato. Waxaa Madaarka ku soo dhaweeyay Ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Nairobi(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa dib ugu soo laabtay Dalkiisa ka dib markii uu ka qayb galay dhegaysiga dacwada ka dhanka ah ee Maxakamadda Dambiyada Dagaalka ee The Hague u haysato. Waxaa Madaarka ku soo dhaweeyay Ku xigeenkiisa

Nairobi(xogreebnews.com_ Madaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta, ayaa dib ugu soo laabtay Dalkiisa ka dib markii uu ka qayb galay dhegaysiga dacwada ka dhanka ah ee Maxakamadda Dambiyada Dagaalka ee The Hague u haysato. Waxaa Madaarka ku soo dhaweeyay Ku xigeenkiisa William Rutto iyo Madax sarsare oo ka mid ah Dawladda.

Boqolaal taageerayaashiisa ah ayaa sidoo kale Saaka ku soo dhaweeyay garoonka, kumanaan kalena waxay tubnaayeen qaar ka mid ah wadooyiinka waaweyn ee Nairobi.

Maxkamadda Caalamiga ah ayaa sheegtay inay go’aan ka gaari doonto in dacwadda ka dhanka ah Kenyatta daaqadda laga tuuri doono iyo in kale.

Qareennada u doodaya Kenyatta ayaa ka codsaday garsoorayaasha inay dacwadda meesha ka saaraan maadaamma dacwad ooguhu aanu hayn caddeyn ku filan.

Dhabka kale xafiiska dacwad oogaha ayaa ku doodaya in dowladda Kenya ay diidday inay ku soo wareejiso caddeymo ka dhan ah Kenyatta, waxayna doonayaan in waqtiga loogu daro.

Uhuru Kenyatta iyo kuxigeenkiisa, William Ruto, ayaa loo haystaa dambiyo ka dhan ah aadanaha oo la sheegay in la gaystay xilligi ay socdeen qalalaasihii xigay doorashadii 2007-da oo inka badan Kun qof ku dhimatay.

Kenyatta iyo Ruto labaduba way beeniyeen eedeymaha loo soo jeediyay,iyagoo ku doodaya inaanay wax lug ah ku lahayn Eedaymaha loo jeediyay




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured