Liiska Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi Magacaabay oo uu ka dhex muuqdo Xubin ka tirsan Komishinka Doorashooyinka S/land ee Siilanyo u gudbiyey Golaha wakiilada

0
Wednesday October 08, 2014 - 18:48:31 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 825
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Liiska Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee Muuse Biixi Magacaabay oo uu ka dhex muuqdo Xubin ka tirsan Komishinka Doorashooyinka S/land ee Siilanyo u gudbiyey Golaha wakiilada

    Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa Liiskii Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee uu magacaabay ayaa waxaa ka dhex muuqda Eng.Cabdiqaadir

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa Liiskii Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee uu magacaabay ayaa waxaa ka dhex muuqda Eng.Cabdiqaadir Hargeisa-(xogreebnews.com_Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi ayaa Liiskii Gudida Fulinta Xisbiga Kulmiye ee uu magacaabay ayaa waxaa ka dhex muuqda Eng.Cabdiqaadir Iiman oo Xubin ka ah Komishinka Cusub ee Siilanyo u gudbiyey Golaha Wakiilada,ku darsoo weli lama hayo meeluu kaga ruqsaystay ama iskaga casilay xubinimadaas.Halkan ka akhriso liiskii Gudida fulinta ee Gudoomiye Muuse Biixi magacaabayKu: saxaafaddaUjeeddo: Magacaabis Guddi FulineedGuddoomiyaha xisbiga KULMIYE isagoo raacaya Qodobka 24aad iyo Qodobka 32aad ee Dastuurka xisbiga, wuxuu magacaabay Guddida Fulinta ee xisbiga KULMIYE oo kala ah:-1. Dr. Xuseen Maxamed Xoog2. Dr. Maxamed Cabdillaahi Cumar3. Eng. Cabdiqaadir Iiman4. Dr. Maxamed Axmed Cabdi (Carabayto)5. Bulbul Cabdi Madoobe6. Axmed Cabdi Xuseen7. Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi)8. Carab Nuur Xandule9. Fu’aad Aadan Cadde10. Garayaqaan Maxamed Jaamac11. Maxamuud Ismaaciil Xasan (Badde)12. Jaamac maaxamuud Cigaal13. Shariif Abokor Dhuux-yare14. Cabdinajax Siyaad Cabdi15. Maxamed Cabdi Iskeerse16. Canab Cumar Ileeye17. Maxamed Faarax Xirsi18. Maxamed Cadbillaahi Cabsiiye19. Baashe Yuusuf Axmed20. Xildh. Maxamuud Jaamac Warfaa21. Dr. Axmed Cumar Maax22. Ilhaan Maxamed Jaamac23. Ibraahin Aadan Qaalib24. Axmed Xuseen Oomane25. Cumar Sh. Maxamuud (Cumar-yare)26. Mahdi Xuseen Caddare27. Garyaqaan Barkhad Jaamac Xirsi28. Prof. Cabdi Cali Jaamac29. Sahal Cali Cartan30. Maxamed Muuse Ibraahin (Buuni)31. Cali Siciid Raygal32. Xildh. Cali Maxamed (Cali Barre)33. Axmed Aw Cabdi Shaacir34. Dalays Shire Faarax35. Aniisa Nuur Cigaal36. Sahra Maxamed Xuseen(Basbaaso).Allaa Mahad LehMudane, Muuse Biixi Cabdi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured