9 Safaaradood oo Soomaaliya leedahay oo lasoo xirey kuwaaso ku kala yaalla addun weynaha

0
Wednesday October 08, 2014 - 18:43:45 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 856
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    9 Safaaradood oo Soomaaliya leedahay oo lasoo xirey kuwaaso ku kala yaalla addun weynaha

    Kismaayo(xogreebnews.com_ Soomaaliya waxa ay adduunka ku lahayd 40 safaaradood, 9 ka mid ah ayaa loosoo xirey qarash la’aan awgood, waxaana hadda haray 31 oo ka mid ah.Sida uu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogreebnews.com_ Soomaaliya waxa ay adduunka ku lahayd 40 safaaradood, 9 ka mid ah ayaa loosoo xirey qarash la’aan awgood, waxaana hadda haray 31 oo ka mid ah.Sida uu Kismaayo(xogreebnews.com_ Soomaaliya waxa ay adduunka ku lahayd 40 safaaradood, 9 ka mid ah ayaa loosoo xirey qarash la’aan awgood, waxaana hadda haray 31 oo ka mid ah.Sida uu sheegey wasiirka arrimaha dibada Cabdiraxmaan Bayle safaaradaha la xirey waxaa ka mid tii Australia.Kuwa sii shaqeynaya ayaa waxaa lagu tixgaliyey jaaliyadaha Soomaaliyeed ee dalalkaasi ku nool, wadamada ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya, iyo waliba kuwa kaalmada tooska ah siiya.Waxaa kale oo jira in dowladda Soomaaliya ay qaar ka mid ah safaaradaha qarash oga heshey dalalka ay ku yaalaan, si ay ugu sii shaqeyn karaan.Talaabada dhiman ayaa ah in shaqaalaha safaaradaha haray la dhimo sidii uu horey u sheegey Cabdiraxmaan Beyle, waxaana laga soo reebayaa oo kaliya 3 mas’uul oo kala ah safiirka, Qunsulka iyo Xog-hayaha koowaad.Kismaayo(xogreebnews.com office


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured