Dooxa Dacarbudhuq Oo Fatahay Iyo Gaadhigii Koobaad Oo Uu Hada La Tegey

0
Wednesday October 08, 2014 - 18:37:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 753
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dooxa Dacarbudhuq Oo Fatahay Iyo Gaadhigii Koobaad Oo Uu Hada La Tegey

    Berbera(xogreebnews.com_Wararka aanu ka helayno degmada laasgeel ee Dacar buqudh ayaa sheegaya in ilaa manta 1:00 duhur nimo uu soconaayo Dooxi waynaa ee ku yaalay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Berbera(xogreebnews.com_Wararka aanu ka helayno degmada laasgeel ee Dacar buqudh ayaa sheegaya in ilaa manta 1:00 duhur nimo uu soconaayo Dooxi waynaa ee ku yaalay Berbera(xogreebnews.com_Wararka aanu ka helayno degmada laasgeel ee Dacar buqudh ayaa sheegaya in ilaa manta 1:00 duhur nimo uu soconaayo Dooxi waynaa ee ku yaalay degmaas laas geel warkii ugu danbeeyay ee naga soo gaadhay 3:00 Galabnimo ayaa sheegay in Dooxu Qaaday gaadhi laangaruus ah oo ka yimi dhica hargaysa oo ay saarnayeen laba nin .labaas nin mid ka mid ah oo aan ilaa wali la aqoonsan magaciiisa ayaa daadku la tegay halka kiikalena la badbaadiyay .Arintan ayaa waxay meesha ka saaraysa Kaantaroolada dhalan teedka ah ee hayada wadooyinku dhigtay degaanada dooxyadu maraan ee u dhexeya hargaysa iyo berbera .in kastoo shilku yahay mid xaga alle ka qoran . Waxa xusid mudan in hayada wadooyinka Somaliland ay ku hawlan tahay wadooyin aan dhib badan qaran somalailand ku haynin kuwa dhibta joogtada keenan iska indho tirtoWixii war ah ee ka soo kordha daadkaas wax aanu idiinku soo gudbin doona wararka danbe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured