Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasi Bilaa Xasaarad Ah,Wasiirada Oo Hadda Bilaabay Inay Ku Day-daan!

0
Wednesday October 08, 2014 - 18:32:38 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 948
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasi Bilaa Xasaarad Ah,Wasiirada Oo Hadda Bilaabay Inay Ku Day-daan!

    Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasi Bilaa Xasaarad Ah,Wasiirada Oo Hadda Bilaabay Inay Ku Day-daan!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasi Bilaa Xasaarad Ah,Wasiirada Oo Hadda Bilaabay Inay Ku Day-daan!

Sidaa aad la wadaa socoteen qormadi hore waxaynu kusoo qaadanay,tusaale-yaasha ku dayaashada mudnaa ee uu lahaa wasiirku xigeenka warfaafinta,uu leeyahay ee xagga akh-laaqiyaadka,ee ku dayaashada mudan.inaago kusii socon doona qaybteenni kale.

Wasiirku xigeenka warfaafinta dhaqanka Somaliland,cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir,waxaa u noqday iftiin usoo baxay siyaasiyiinta Somaliland iyo wasiirada,ay dhibaatadu ka haysaato xagga hadalka oo mararka ay warbaahinta la hadlaayana,uu hadalkoodu la gallo qool . waxaana taasi dhib weyn ku haysaa baahdaa had iyo goor damacdaa inay wax ka difaacan dhaliilaha iga imaanaaya asxaabta mucaaridka ah.

Hadaba wasiirku xigeen cabdi waaxid,waxaa uu isticmaala mararka uu la hadlaayo saxaafadda oo xukuumadda uu kaga difaacaayo dhaliilo,iga yimmi .mucaaridka .waxaana wasiirku mucaaridka uu diidaa inay helaan jaanis ,danbe oo ay ku dhaliilan xukuumada, waxaa wasiirkani u illaahay siiyey haybad.ama ballaaqad degen oo nasteexo ah waxaana u mucaaridka kula taliyaa, inay indhaha caafimaadka qabba ay ku eeggaan,wax-qabadka xukuumaddu ay dalka ka fulisay.

Hadallada wax ku ool-ka ah ee laga hayo wasiirku xigeenka warfaafinta dhaqanka iyo suugaanta Somaliland waxaa ka mid ahaa,hadal uu ugu jawaabay kooxda majaro haboow-san ee lagu magacaabo madasha wadaa-tashiga iyo toosinta.

Kuwaaso dhaliilay,safar shaqo oo madaxweynaha qaranka Somaliland Axmed siilaanyo uu ku tagay magaallo madaxda labaad ee dalka,waa Tog-dheere.kaaso uu dhaadhamaayeey,kadib madaxweyne ku xigeenka oo isnaa dalka ka maqnaa. Waxaana uu ahaa,inay madaxdii wadanku dalka ka maqan yihiin oo madaxtooyaddi Gudo haawaneysoo,dalkana ka taliyaan ku xigeenno,waxana ay meesha ay ka saareen,inay magaaloo madaxdaa labaad ee dalku tahay,Burco oo madaxweynuhuu. Intaa uu doono soo joogi karaayo.waxaana ay burco ka dhigeen wadaan shisheeye, oo aan Somaliland ahayn . maadaama oo yidhaahdeen dalka ,madaxdiiba ma joogan oo waa faaruq,madaxweynihii iyo kuwii xigeenkiiba way maqan yihiin.

Hadaba hadalkaas waxaa uu wasiirku xigeenka warfaafintu kaga jawaabay,arrin dhaxal,gal noqotay, taaso ahayd,oday xasan Guure miyaanu ogeyn inay Burco tahay magaallo madaxdii labaad ee dalka madaxweynuhuuna intaa uu doono soo joogi karaayo,hadalkaasi bulshadda waxaa uu dhex-qaaday si layaab leh.waxaanay xaqiiq-sadeen inay kooxdaasi dalkaba aqoon u lahayn oo ay wax uun iska dhaliilayaan , intaasi uun kumay koobnaan ee hadalkii waxaa uu noqday Boog ku taalla odayaasha madasha oo si qayrul sharci ah wax iskaaga dhaliila,dibnaa hadalkii ugamay jawaabin.

Wasiirku xigeenku waxbaa iyaagga umu dhimin balse waxaa uu xasuusiyeey arrin ay odayaashu ka dhacsanaayeen oo ahayd inay intaanay wax dhaliilin ay sii eegaan waxaay ka hadli doonaan…la socoo qaybaha danbe

Qalinkii

Qaasim abukar xasan

Las-caanadood /Somaliland

Emiel:qaasim4422@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured