GOLAHA WAKIILADU AAD HA U EEGAAN MIISANIYADA 2015

0
Tuesday October 07, 2014 - 20:20:28 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 969
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GOLAHA WAKIILADU AAD HA U EEGAAN MIISANIYADA 2015

    Sidaaynuilaahaykarajaynaynomarkalagaadhosanadka 2015 waxa la filayaa in ay dalkakaqabsoontodoorashoisbarkanoolagusooxulandoonowakiiladiishacabka (representatives)

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaaynuilaahaykarajaynaynomarkalagaadhosanadka 2015 waxa la filayaa in ay dalkakaqabsoontodoorashoisbarkanoolagusooxulandoonowakiiladiishacabka (representatives)

Sidaaynuilaahaykarajaynaynomarkalagaadhosanadka 2015 waxa la filayaa in ay dalkakaqabsoontodoorashoisbarkanoolagusooxulandoonowakiiladiishacabka (representatives) iyoMadaxweyneiyoKuxigeenkiisa.IlaahaykuwokharyqabaookuwaimikajoogadhaamahaynoogadhigeeAamiiniidhaha.

Sidadhaqaniyocaadoinoo ah umadeena Somaliland oointabadanaanlahaynmeeloxasuusahalagukaydiyoayaa u sahasha in ay intabadanuukhiyaameeyoqofaanaykafilaynibadanaanakamayeeshaankutalagal ay kagatakhalusaanhadimooyinkaakusonoqnodaa, ayaawaxaanjecelahayinaanarigtidayadashakhsiga ah kusoobandhigoqoraalodhawraookutaxaluqamiisaniyadaqarankaeesanadlaha ah amaodorosyadakharasheegoloyaashaaaansoosheegnay in ay sanadkaina hay aka dhamanaysomasuuliyadii ay qaranka u hayeenhadiiaanay dib inooguheshiinba.

Ku dhawaad afar iyobadhsanoooxukumadankulmiyetaladadalkahaysaymarnaba may keeniingolahawakiiladahortoodahabayaraatee wax xisaabxidhaoosheegaya in dalkudayynlaguleeyahayiyo in lacagdheeraadiiinoosoohoyatay, inkastoo in xisaabxidh ay samayndoonaan ay far waaweynuguqornaydbuugiihuuradaahaaee KULMIYE, balaankuxasuusiyoqaarkamidaqorshayaashii beer laxawsigaahaaeekusaabsanaaarimahadhaqaalahadalka :

X. KobcintaDhaqaalahaiyo la DagaalankaSaboolnimada

Somaliland waxa ay ka mid tahaywadamadadunidaugusaboolsan, waxaanasabab u ah hoggaanxumo, musuq-maasuq, maamulxumo,

siyaasadla’aan ay weheliyaankabayaashadhaqaalahaooburbursan. Hadaba, KulmiyemarkuukuguulaystotaladadalkainshaAlaahuwuxuukutalojiraa:-

  1. Inuusameeyodaraasadiyoisbeddelqotodheer (Reform), isagoodejinayaqorshegaabaniyo mid dheer (short and long term plans) kuwaasookuwaajahansidadhaqaalahadalka loo horumarinlahaa
  2. KULMIYE isagoon wax cashuurakordhinaynayuukor u qaadidoonaadakhligadawlada (isagookushaqaynayatashiiliyohawlkarnimo),taasoo wax katari-doontahorumarkadalkaguudahaan.
  3. Waxauusameyndoonaasiyaasadahaiyoshuruucdadhiirigelinayamalgeliyaashashisheeyeiyokuwagudahaba, si loo abuurojawi (conducive environment) is-aaminiyokalsoonidamaal-geliyaashasi ay uguaaminaanhantidooda ay maal-gelinayaandhulkeena.
  4. WuxuuKulmiyefududeyndoonaafurashadabangiyadagaarka loo leeyahayiyadoo la sameyndoonoshuruucdiikuhabboonayd.

LIFAAQA:

Dalka Somaliland sida la moodayofaqiirmaaha, balsewaxahaysatamaamulxuno.

Waxa ay ahayd in Miisaaniyaddaqaranka u sooxerootaasannadkii ay kor u dhaafto USD 200,000,000, halka ay katahay USD 42,000,000

Shaxda 1:DakhligaQasrigakuhoydasannadkiieeaanMiisaaniyaddaQarankagelin:

1

Shaxda No 1 Xoolahadhoofay

$3,349,696

2

Shaxdda No 2 DekeddaBerbera

( Cel-celisahaan )

$8,000,000

3

HaamahashiidaalkaeeBerbera

$1,970,290

4

Grand Total

$13,319,986

Lacagta la lunsadoeeaanxaddisuganlagahaynwaakuwahooskuqoran

  1. Lcagtalagaqaadoshirkadahashiidaalkabatroolka.

?

  1. Kalluumaysidaxeebahalagagaxaalufiyokalluunka.

?

  1. Lacagta sh. Somaliland ee la soodaabaco.

?

  1. Hantidaqarankaee la iibiyo.

?

  1. Lcagtaamaankalagu sugary eedawladuhu biaxial.

?

Hadabaanigoodadka u dayndoonaqorshayashaasi in ay fuleeniyo in ay kuwaniwaa KULMIYE kasiidareenba? .balaynueegnohadaintiikulmiyehaysteenaynueegnomiisaaniyadihiiaykushaqeeyeenintaxadigooduleekaaiyomeelahafartukugodnayd, sidaogaalkay ah sanadkii 2010 kii July ayaylawareegeen 5tii biloodeesanadkaakahadhsanaawaxaykushaqeeyeenhadhaagiimiisaniyadii UDUB.

Sanadka

Qadarkalacageed

Xisaabxidh

2011

529,935,322,246 Slsh

Lama hayo

2012

639,369,240,470 Slsh

Lama hayo

2013

750,000,000,000 Slsh

Lama hayo

2014

912,000,000,000 Slsh

Lama hayo

2015

1,080, 000,000,000, Slsh

lama gadhin

Dakhligamiisaaniyadahaoointabadan ay iskuraacsanyihiinmiisaniyadihiikaladanbeeyayeesanadadii 2011-2015 waxalagusheegaa in intabadan ay ilahan kazoo galaanxukumada:

W/Ganacsiga, W/Boostada, W/Warfaafinta, HawlahaGuud (kiro),W/Macdanta, W/beeraha, W/Kalumaysiga, W/R/Miyiga, DaabacaadaLacagta, 2% G/ Bariga, KastamkaiyoCashuurahaBerriga.

Tusaalekoobanbalhadaaynusooqaadanolacagahalasoodaabacayintii u dhaxaysay 2012-2014 iyoLacagahaqorshaysan in lasoodaabacosanadkainugusoofoodle 2015 eeshaxdanhoose :

Sanadka

Slshlasoodabacay

USD

2012

40,836,096,697

$6,806,016.

2013

45,000,000,000

$7,500,000

2014

45,000,000,000

$7,500,000

2015

45,000,000,000

$7,500,000

GRAND TOTAL

175,836,096,697

$29,306,016

Tusaalesida ay miisaniyadasoosocota 2015 eegolaha la horkeenidoonaasheegaysowaxa4.17%waxa ay kaimandoontaalacaglasoodaabacayo, sidoo kale 5.05% ay kaimandoontaa 8 Wasaaradoodeekala ah: W/Ganacsiga, W/Boostada, W/Warfaafinta, HawlahaGuud (kiro),W/Macdanta, W/beeraha, W/Kalumaysiga, W/R/Miyiga.

Su’aalaan is waydiinohadaba8 kamidawasaarada ay kutiirsantahaydhaqaalaheenuinta ay soosaaraaniyolacagahaaynusoodaabacanofarqiga u dhexeeyaawaa0.88% , hadabaintee in leegayayinawadaysaa in aynusanadkastasoodabacanolacaggaadhayso 7-10 million USD.

Midkamidashaqadaugumuhiimsanee ay wakiilada Somaliland inoohayaan wax aka midaAnsixintaMiisaaniyadaiyo Dib-ueegisteedafadlannagaeegahadaanunahaybulshadiiidindooratayeecashuurtoodaaadmushaharkakadhigataan

Hadabawaxaaynueegidoonaa mid walibaqiimaha ay qaranahaan u leedahayiyodoorkadalka ay ugujirto, waxa kale ooaynueegidoonaameelahaaanisleeyahayshakhsiyanwaxa loo qorsheeyaakharashkuhabooniyowalibameelahamugdigukujiro (raboweex ma tiraabineaqoonhaygucadaabin) waalaisixikaraawaxaankatagoiyomeeshaanhilmaamo.

FaysalCumarMadar (qumuj81@hotmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured