WASIIR XIRSI OO LIQAY WADADII CEERIGAABO BY MUKHTAR CILMI,Wasiir Xirsi Oo Ah Ra'isal Wasaarada Dahsoon Ee Madaxweyne Siilaanyo Dabada Ku Wato

0
Tuesday October 07, 2014 - 20:05:41 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 927
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WASIIR XIRSI OO LIQAY WADADII CEERIGAABO BY MUKHTAR CILMI,Wasiir Xirsi Oo Ah Ra'isal Wasaarada Dahsoon Ee Madaxweyne Siilaanyo Dabada Ku Wato

    Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.xogreebnews.com- Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Hadhwanaag.ca

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.xogreebnews.com- Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Hadhwanaag.ca Asalamu calaykum waraxmatulahi wabarakato.xogreebnews.com-Waxaan halkan aad uga salaamayaa bahda Shabakada Caalamiiga Hadhwanaag.caWasiirka wasaarada madaxtooyadda Somaliland isla markaana Ay wasiirka ugu tunka weyn Wasiiriinta ee la kowasaday xukuumadda Silaanyo ayaa Dhawaanahay ay Soo baxayaan Warar Sheegaya In Uu Ku tagri falay lacagihii uu u uririn Jiray Wadada Ceerigaabo, ilo wareedyo arintani u dhuun daloola ,wasiirku wuxuu lunsado lacago dad dhaafa kuwaasi oo uu kasoo ururiyey qurbajoogta debadan Ee U Dhalatay dalkani Somaliland ,wasiirkan Oo bishii ugu Danbaynsay Kumanaan Dooralku kharash garaynaayey cashooyin dano gaara laga lahaa oo loo Qabanaayey Ardayda Jaamacadaha Kala Duwan Ee Dalka Isla Markaan Ilaa Hada Qaar Kale Hadhsan Yihiin Ayaa Ilo Wareedyadani Ay NooXaqiijiyeen In Lacagahaasi Laga Saaray Accountiga Lagaca Jidka Ceerigaabo.Wasiir Xirsi Oo Ah Ra'isal Wasaarada Dahsoon Ee Madaxweyne Siilaanyo Dabada Ku Wato Ayaa DhawaanAfku Ka Xaday Madaxweynaha In Wasiir Xirsi Uu Yahay Wasiirka wasiiriinta oo Ah raysal wasaare, Lacagahan La Qarash Garaynaayo Ee Cashooyinka Lagu BixinayaaHalkii Ardayda Shaqo Abuur LooguSamayn Lahaa Maaha Lacag XukumaduLedahay Oo Si Adag Kuso Galay Laakin Waa Lacagihi Dadka Qurba Jooga Ah Laga Soo Ururiyey e lagu yidhi wadada lagu dhisayaa, waxa yaa b ah lacagaha la soo diray iyo qalabka yaal ceerigaabo ima leeka ba waad naxaysa habka ay wax u socodaan.Mukhtar.cilmi79@gmail.comMukhtar Cilm



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured