Wasiir Duur oo Amray in la Aaso ninkii shalay ku dhintay shaqaaqadii Burco iyo Askarigii toogtay oo uu balanqaaday in deg deg Maxkamad loo gaynayo Waxay Burco ku kulmeen Ardaaga uu ka tirsanaa Ninka dhintay,

0
Tuesday May 14, 2013 - 19:23:58 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 974
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiir Duur oo Amray in la Aaso ninkii shalay ku dhintay shaqaaqadii Burco iyo Askarigii toogtay oo uu balanqaaday in deg deg Maxkamad loo gaynayo Waxay Burco ku kulmeen Ardaaga uu ka tirsanaa Ninka dhintay,

    Burco(xogreebnews.com- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Wasiir Duur oo Amray in la Aaso ninkii shalay ku dhintay shaqaaqadii Burco iyo Askarigii toogtay oo uu balanqaaday in deg deg Maxkamad loo gaynayoWaxay Burco ku kulmeen Ardaaga uu ka tirsanaa Ninka dhintay, waxaana la aasayaa salaada Casar
Burco(xogreebnews.com- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Nuur Caraale Duur oo xalay u guureeyay saqdii dhexe magaaladda Burco si uu u kala dajiyo xaaladii rabshadaha wadatay ee Ninku ku dhintay eek a dhacday magaaladda Burco ayaa manta xal ka gaadhay in la aaso Meydka ninkii RRU-du toogatay.Kulan ilaa saaka u socday Wasiirka iyo Ardaaga beesha uu ka soo jeedo ninka la Dilay waxa la isku raacay in Meydka salaada casar la aaso, iyadoo uu wasiir Duur aqbalay in Askarigii Dilay Ninka oo shalay la xidhay Maxkamad dhakhso loo horkeeno.Lama oga waxayaabaha kale ee ay Wasiir Duur iyo Beeshu ku heshiisay hase yeeshee waxa la sheegay in xabaalo qodkii Xukuumaddu bixisay isla markaana sharciga la horkeeno doono Askarigii falka geystay oo xidhan.Xaaladda magaaladda Burco ayaa degan tan iyo shalay agelinkii danbe iyadoo xalay amaanka la adkeeyay dhaqdhaqaaqana la joojiyay. waxaanu warka naga soo gaadhaya Burco sheegayaa in aaskii ninkii shalay ku dhintay loo dareeray goor



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured