Siilaanyo Toolow Miyaanu Xishoonin oo aanu Aakhiradiisa Xusuusan Mise Xisaabtiiba Iloowyoo Xabaalahaba Ma eego Xoog Buu Is Bidaayaa.

0
Monday October 06, 2014 - 19:20:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1034
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Siilaanyo Toolow Miyaanu Xishoonin oo aanu Aakhiradiisa Xusuusan Mise Xisaabtiiba Iloowyoo Xabaalahaba Ma eego Xoog Buu Is Bidaayaa.

    Madaxweyne Siilaanyo Wuu Isxamuuraa oo Xaalkiisu Ma Fiicna Siilaanyo Aakhiradii Ma Xasuusto oo Xaqii & Xisaabtiiba Iloow

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweyne Siilaanyo Wuu Isxamuuraa oo Xaalkiisu Ma Fiicna Siilaanyo Aakhiradii Ma Xasuusto oo Xaqii & Xisaabtiiba Iloow Madaxweyne Siilaanyo Wuu Isxamuuraa oo Xaalkiisu Ma FiicnaSiilaanyo Aakhiradii Ma Xasuusto oo Xaqii & Xisaabtiiba IloowSiilaanyo Xaaraantii buu Dan Mooday oo Xalaashiina Ka BaydhSiilaanyo Dhaartii uu Ku Daguugay Dhayal Bay la ahaataySiilaanyo Qabiilkuu Ku Qarwaa oo Qaranimadiina Ka QayliSiilaanyo Dastuurkii Xigtadiisu u Xooraa oo Xeer Gaar u SameeyaaSiilaanyo Umadii Kala Qaybi oo Qolo-qolana u QaybiSiilaanyo Shicibkii Isku Duubnaa Tafaraaruq Buu Ku Dhex TuuraySiilaanyo Khayraadkii Wadankoo Dhan Qoyskiisaabu u QoolaySiilaanyo Qandaraasyadii Umada u Dhexeeyey Qabiilkiisu Wada SiiyeySiilaanyo Aakhiro Miyaanu Xusuusan oonu Ilaahay Ka XishoonSiilaanyo Marka uu Qal-dhabaayo Talow Qiil Muxuu u SamaysanSiilaanyo Aakhira Cimri Maantaba Weeye Iilka Maanu XasuusanSiilaanyo In Rabigiina Arkayo oo Rubaduna ay Go,i Doonto Taloow Miyaanu RumaysnaynSiilaanyoo Dhiig Xalaala oo u Daadsho Xaaraanba Inay Tahay Miyaanu XusuusanSiilaanyo Toloow Miyaanu Xishoonin oo aanu Aakhiradiisa XasuusanSiilaanyo Cadaaladiina Ka Baydhyoo Caa,iladiisa Dhamaan Cadaabuu u HorseedaySiilaanyo Dalkii oo Dhamays Tiran ee Daahirna u Dhiibay Sowkaa Doc WareemaySiilaanyo Daahir Duur Xulkii u Sheegay Dadkii Waa Kaa Ishaysta Degmo Degmo How Kala SaarinSiilaanyo Daahir Dalkii uu Ku Wareejay Sowkaa Kala DaadshaySiilaanyo Toloow Miyaanu Xishoonin oo aanu Aakhiradiisa Xusuusa.Wabilaahi twafiiqAsha Jamaashaa.j@live.nl


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured