Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasi Bilaa Xasaarad Ah,Wasiirada Oo Hadda Bilaabay Inay Ku Day-daan!

0
Sunday October 05, 2014 - 20:33:52 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 963
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Wasiirku xigeenka Warfaafinta Oo Noqday Siyaasi Bilaa Xasaarad Ah,Wasiirada Oo Hadda Bilaabay Inay Ku Day-daan!

    Wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta dhaqanka Somaliland, cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir.ayaa bulshada Somaliland ku tilmaanta,siyaasi qun-yar socod ah.kaaso intaa badan aan lagu arag-wax af-lagaado ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta dhaqanka Somaliland, cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir.ayaa bulshada Somaliland ku tilmaanta,siyaasi qun-yar socod ah.kaaso intaa badan aan lagu arag-wax af-lagaado ah.

Wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta iyo wacyi-gelinta dhaqanka Somaliland, cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir.ayaa bulshada Somaliland ku tilmaanta,siyaasi qun-yar socod ah.kaaso intaa badan aan lagu arag-wax af-lagaado ah.oo u mariiyo mucaaridka iyo muxaafidbaa.isaago intaa badan aan waxbaa ka sheegin siyaasiinta ay isku hayaan siyaasadda. Wasiir cabdi waaxid waxaa looga bartay mararka uu la hadlaayo warbaahinta Somaliland,inuu muujiyo taxaader baaxad leh.kaasoo ah sunnaha siyaasiga wanaag-san.taasi waxaay dhaxal-siisay in wasiirkan bulshaddu aaminto waxaa uu dadweynaha uu sheegaayo iyo haddu madaxweynaha eeddo ka difaacaayo. Siyaasi cabdi cabdi waaxid cabdi qaadir waxaa sidoo kale aad looga jecel-yahay deegaannadda uu kasoo jeeddo ee barriga Somaliland .waana siyaasi intaa badan ay wax-ka qaatan dadka deegaanada bari ku nooli.

Hadaba maqaalkani mahaa mid ii dheh- ah balse waa waa mid ka waraamaya xaqiqada dhabta ah,waxaana uu noqon doona mid taxaane ah oo ka waraamma siyaasi walbaa doorka uu bulshadda kaga jiro. Aan usoo noqdo wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta Somaliland.cabdi waaxid cabdi raxmaan cabdi qaadir.tan iyo intii loo magacaabay xilka waxaa ay shacabka reer Somaliland.ku ammeeneen,doorka waxku ool-ka ah ee uu ka qaatay,xalinta khilaafaadka,wasaaradda oo muddo,kasoo jeetamaayey wasaaradda waxaana arrintaasi guul u tahay wasiirka iyo kuxigeenka oo wadaa jaan-qaaday

Wasrro badan ayaa hadda qaaday tallaabbo xagga anshaxa ah oo ay kaga dayanayaan wasiirku xigeenka wasaaradda warfaafinta ….La socoo qaybo kale oo xiiso badan …

Qalinkii

Qaasim abukar xasan

Las-caanadood /Somaliland

Emiel: qaasim4422@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured