Xisbiga UCID oo laba masuul u magacaabay Dalka Ingiriiska

0
Tuesday May 14, 2013 - 19:18:03 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1154
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbiga UCID oo laba masuul u magacaabay Dalka Ingiriiska

    Hargeysa(xogreebnews.com- Xisbiga UCID ayaa Xogahayaha UCID ee dalka UK u magacaabay C/laahi Cumar Xuseen, halka Farduus Cige Ismaaciil loo magacaabay Guddoomiyaha Garabka Haweenka UK.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com- Xisbiga UCID ayaa Xogahayaha UCID ee dalka UK u magacaabay C/laahi Cumar Xuseen, halka Farduus Cige Ismaaciil loo magacaabay Guddoomiyaha Garabka Haweenka UK. Xisbiga UCID oo laba masuul u magacaabay Dalka Ingiriiska
Hargeysa(xogreebnews.com- Xisbiga UCID ayaa Xogahayaha UCID ee dalka UK u magacaabay C/laahi Cumar Xuseen, halka Farduus Cige Ismaaciil loo magacaabay Guddoomiyaha Garabka Haweenka UK.Magacaabista labadan xubnood waxa soo saaray Xoghayaha Guud ee Xisbiga UCIDUjeedo: Magacaabis Laba Xil oo CusubMadaxda Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Wada tashi dheer oo ay yeesheen ka dib waxa la isla gartay in loo magacaabo Cabdillaahi Cumar Xuseen (Shaqale) in uu noqdo Xoghaya Xisbiga UCID ee Dalka UK, halka Farduus Cige Ismaaciil iyana la isla qaatay in ay noqoto Guddoomiyaha Garabka Haweenka ee Xisbiga Ucid UK.Waxa aan ku rajo weynahay in xubnaha iyo taageerayaasha Xisbiga Ucidba ay si fiican ula shaqeyn doonaan mas’uuliyiintaasi xilalkan cusub loo magacaabay. Waxa kale oo aan kalsooni weyn ku qabaa in Cabdillaahi iyo Farduusba ay si karti iyo hufnaani ku jirto u gudan doonaan xilalkooda iyo waajibaadkooda si waafaqsan Xeerka Guud ee Xisbiga Ucid.Allah Mahad LehAxmed Aden Ismaaciil (Keyse)Xoghayaha Guud ee Xisbiga Ucid



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured