Cali Khaliif Galayd hadii Somaliland ay Khaatumo soo hor fadhiisanayso maxaannu Siyaad Barre uula dagaala maynay isagaaba ku dhaamaye

0
Sunday October 05, 2014 - 17:11:53 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 940
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Khaliif Galayd hadii Somaliland ay Khaatumo soo hor fadhiisanayso maxaannu Siyaad Barre uula dagaala maynay isagaaba ku dhaamaye

    Cali Khaliif Galayd hadii Somaliland ay Khaatumo soo hor fadhiisanayso maxaannu Siyaad Barre uula dagaala maynay isagaaba ku dhaamaye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Khaliif Galayd hadii Somaliland ay Khaatumo soo hor fadhiisanayso maxaannu Siyaad Barre uula dagaala maynay isagaaba ku dhaamaye Cali Khaliif doqon niimadu wey ku sii korodhaa. Ku lahaa khaatumo iyo Somaliland ha isa soo hor fadhiistaan. Khaatumo wax la yidhaa meelna kama jirto Calina wuxuu ku riyooday isagoo madaxweyna ah oo riyadii buu rumaystay. Cali Khaliif adigii baaba lagu gaadayaa oo lafdhan jananka diidaa xabsiga ayuu liinta ku cabaa. Hadaba marka ciidamada Somaliland gacanta kugu dhigaan gurigaagu wuxuu noqon doonaa Jailka Mandheera ee ku bushaareyso. Cali isagii baa dey-dey ah oo sidii haad geed waayey wal hanaya mar kaasuu ku leeyey Khaatumo iyo Somaliland wada hadal ha ku dhamaystaan khilaafka. Haw fadhiyin hana ku riyoon ee adigu xadhig iska badbaadi. Mida kale khaatumada aad tuurta ku sidato waad u dhalatay ee dib weligaa ma uugu soo noqotay …Jawaabtu waa maya…. Maantana Cali wuxuu la niiq leeyey waa naaqus nimo. Cali cidla ayuu ka hadlayaa iyo dhirta hoos teeda oo malaha meeqaam Somaliland kula kulanto ee halkaa ha ka sii jiiq leeyo inta gacanata lagu soo dhigayo.a


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured