War qad Furan Oo Ku Socota Wasiirka Wasaaradda Wax-barashadda: Wasiir Miyaanad Ogeyn Musuq-Maasuqa Baah-san Ee Hadheeyey Shaqaale Hoosaad-yadda Ee Gudida Liiska Guneynta Shaqaaleysinta wasaaradda , qormaddi 2 aad!

0
Wednesday September 24, 2014 - 21:00:04 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1036
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    War qad Furan Oo Ku Socota Wasiirka Wasaaradda Wax-barashadda: Wasiir Miyaanad Ogeyn Musuq-Maasuqa Baah-san Ee Hadheeyey Shaqaale Hoosaad-yadda Ee Gudida Liiska Guneynta Shaqaaleysinta wasaaradda , qormaddi 2 aad!

    Sidaa aad la wadaa socoteen qor-madeeni hore waxaaynu kusoo qaadanay cabaasho ay qabaan,ardaydii dhowaan kasoo qalin jabisay dalka aynu jaarka, nahay ee ithiopai. Waxaana aannu soo gudbiney

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sidaa aad la wadaa socoteen qor-madeeni hore waxaaynu kusoo qaadanay cabaasho ay qabaan,ardaydii dhowaan kasoo qalin jabisay dalka aynu jaarka, nahay ee ithiopai. Waxaana aannu soo gudbiney

Sidaa aad la wadaa socoteen qor-madeeni hore waxaaynu kusoo qaadanay cabaasho ay qabaan,ardaydii dhowaan kasoo qalin jabisay dalka aynu jaarka, nahay ee ithiopai. Waxaana aannu soo gudbiney tabaasho iyo eex ar-xan darro ah oo ay ku kaceen qaarka mid ah shaqaalaha wasaaradda waxbarashada,iyaaddo aanay wax war ah ka hayn wasiirka wasaaradda waxbarashadda marwo samsam cabdi aadan oo iyaddo aan wax badan kala socon musuq-maasuqa baahsan ee hadheeyey liiska shaqaaleysiinta oo ay gudi u xil saartay.

Hadaba annago aan wali wax jawaab ah, ka hayn wasaaradda waxbarashadda.waxaanu mar labaad iyo marar kaleeba ku celinaynaa doodaayadda ku aadan eex-da iyo qababka guraacan ee loo qoro shaqaalaha wasaaradda waxbarashadda Somaliland.oo u badan macaalimiin

Waxaanu halkan iidiinkusoo gudbineynaa liiska ,Macaalimiintii schooler ship ithopai.

1:cabdi qaadir Jamac Maxamed,gudoomiyaha macaalimiinta ithopai.

2:muxyo diin Faarax Sheekh Cabdi

3: maxamed siciid Idiiris.

4:maxamed Axmed Aadan

5:cabdi kariim Axmed IImaan

6:Ramla cabdi casiis Maxmed

7:cabdi fataax maxamed Maxamuud

8: cabdilaahi Jaamac Siciid

9: xuseen Daahir xuseen

Hadaba annago goboladda dalka oo dhan kala joogna ,kana shaqaynaynay muddo sideed bilood ah,magaalooyinka wadanka.hadana nasiib darro waxaa noqotay in ragayaagii intaas oo dhan bilaa mushaharka ugu shaqaynayney dalkooda laga reebo liiska shaqaalaha.

Taaso ay ka reeb-tay gudiidi loo xil-saaray hawlaha shaqaaleyna macaalimiinta.wasiir waxaanu ka rajeyneynaa inaad arrintaas ka gudan doonto waajib kaaga .waananu og-nahay in aanay arrintaasi aanad waxba ka ogeyn,maadaama oo aad safar shaqo ugu baxday dalalka dibeda oo aanad joogin dalkeenna.

Gabo-gaabadii waxaanu kusoo gunaadi doonna mid ka mid ah gabay u tiriyeey macaalin cabdi qaadir jaamac maxamed kuso dhowoow.

Waaxid-baa amaan mudan

Wardigiiyo cibaadada waajib nooga yeele.

Waxaan idhii mar kale.

Wasiirkaas waxbarashaaddu wanaag-buu muteeystoo wax-tar muuqda buu wadankeenna keenee.

Wakhtiguu xilkaas hayey.

wuxuu deeq waxbaraasho wadaamadda kale u diray,wilal iyo gabdhaba .

wadaartoodu badan tahay .

waxaan ahay ka 1 kow.

Waxay tahay xaqiiqdu .

Wasiirkii ugu horeeye .

Warbaahinta ka tabiiya.

Wuxuu deeq waxbaraasho wadankeenu helay.

Wasiir keenaan weeyan.

Wadayaal waxbaraasho.

Wakhtiguu ku ciiray .

Wasiirkaana wax wacan walaal hore u taray.

War-qaadimayso

Wax-qabad-yada wasiirkeenaan.

Waxaad-tihiin ka maraag

Wasaaradda waxbaraashaddu.

Waxaay qabatay badanna

Gudoomiyaha macaalimiintii schooler ship itobiya

Cabdi Qaadir jaamac maxamed

Tel: 063-4336392

Hargeisa/Somaliland




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured