Waxaa La Igu Khasbay Si La Ii Yeesho Inaan U Baahdo Waxaanan U Baahnayn Qalinkii Mohammed Dirir

0
Wednesday September 24, 2014 - 19:26:26 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 999
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Waxaa La Igu Khasbay Si La Ii Yeesho Inaan U Baahdo Waxaanan U Baahnayn Qalinkii Mohammed Dirir

    Hargaysa( xogreebnews.com- Dhamaanteen Waxaa Aan isweydiinaynaa Maxaa Looga Jeedaa Waxaa La Igu Khasbay Si La ii Yeesho Inaan u Baahdo Waxaanan U Baahnayn Waayo Maaha Mid La Wada Fahmi Karo Sababtoo Ah Qofka Sidan Leh Waxaa Loo Qaadanayaa Inuu Xaga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargaysa( xogreebnews.com- Dhamaanteen Waxaa Aan isweydiinaynaa Maxaa Looga Jeedaa Waxaa La Igu Khasbay Si La ii Yeesho Inaan u Baahdo Waxaanan U Baahnayn Waayo Maaha Mid La Wada Fahmi Karo Sababtoo Ah Qofka Sidan Leh Waxaa Loo Qaadanayaa Inuu Xaga
Hargaysa( xogreebnews.com- Dhamaanteen Waxaa Aan isweydiinaynaa Maxaa Looga Jeedaa Waxaa La Igu Khasbay Si La ii Yeesho Inaan u Baahdo Waxaanan U Baahnayn Waayo Maaha Mid La Wada Fahmi Karo Sababtoo Ah Qofka Sidan Leh Waxaa Loo Qaadanayaa Inuu Xaga Maskaxda Wax Ka Qabo Balse Si Fudud Ayaad U Fahmi Kartaa Hadii aad Adigoo Iskaa U Madax Banaan Baadidoon Tagto.
Muhiimadu Maaha Inaan ku Mashquulno Ciwaanka Sheekadeena Laakiin waa in Aan u Dhaadhacnaa Falsafada Aan ka Hadlayno oo Ah mid Wax Weyn Ka bedeli Karta Qaabkeena Nololeed Hadii Aan Isku Dayno Inagoo Aan Iska Indha Tirayn Ee Si Toos Ah u Abaarayna.Wax Kasta oo Laguu Sheego Muhiim Maaha inaad Iska Qaadato Balse Waa In Aad Rogrogtaa Maxaa Yeelay Maba Garanaysid Waxa uu Salka Ku Hayo Waxaanse Uga Jeednaa Si Laguu Yeesho Waxaa Laguu Sameeyey Malyan Baahiyood Oo Aanad u Baahnayn In Laguu Keeno.
Qofka Marka ay Baahidu Ka Tira Badato Waxaa ay ku Kaliifaysaa Inuu Ku Hadaaqo Erayo Islaamnimadiisa Wax weyn U Dhimaya Ayna Ka Mid Yihiin “ILAAHBA MA JIRO” taas macnaheedu Maaha Qofkaasi Waa Gaal Balse Waxaa Lagu Abuuray Lagana Keensaday Inuu Kelmadahan Yidhaahdo,Hadii aan u Degno Dulucdeena Sheeko Aduunyada waxaa xukuma Koox Yar oo Aan Aqoon Gaal Iyo Islaam Waxaana Ay U Tukadaan Oo Caabudaan Shaydaanka Waxaana Ay u Adeegaan Isaga, Daliil Cad Hadii Aan Soo Qaadano Shaydaanka Iyo Ilaahay Wacad Ayaa ay Wada Galeen Kadib Markii uu Madax Adayga Shaydaanku Ilaahay Ku Yidhi Anigoo Naar Aad iga Abuurtay Sidaan Ugu Sujuudaa Nebi Aadan oo aad dhoobo ama Ciid Ka Samaysay,Waxaana Uu Ilaahay Ku Balameen Markaasi Ka Dib Inuu Dadka Nebi Aadan Duufsado Oo Kaxaysto Isla Markaana Hogaan Adag Ku Xidhan Doono Ilaahayna Wuxuu Ugu Jawaabay Adiga Iyo Wixii Ku Raacaba Naarta Ayaa Idiin Taala.Hadaba Markaan Ka Hadlayno Arimahan oo Dhinacyo Badan Leh Waxaa Aan u Baahanaynaa Inaan U Kala Qaadno Qaybo Kala Duwan Maadaama Aynaan ka Geyoon Karayn Waxaana aynu soo qaadanaynaa Baahida Bulshadu Aanay u Baahnayn Ee Loo Sameeyey Si Loo Yeesho Taasi Oo Lagaga Bedelanayo Inay Lumiyaan Diintooda,Dhaqankooda,Karaamadooda Iyo Sharaftooda.
Baahida
Markii Ugu Horeysay Somaalidu waa reer Guuraa Ama Reer Miyi,Haday Taas Tahay Macnaheedu Maaha Inay Bulshada Ka Danbeeyaan Maxaa Yeelay Nolosha Ay Ku Nool Yihiin Maaha Mid U Baahan Baahiyo Kala Duwan,Qoys Kasta Oo Reer Miyi Ah Wuxuu Ku Noolaan Karaa CAD iyo CAANO Aan uga baahnayn Shidaal,TaKale Wiil Iyo Gabadh Is Guursanaya Muhiim Maaha Loogamana Baahna Inay U Baahdaan |Sariir,Kabadh,Fadhiyo,Guri Daar Ah Aan Ahayn Xeedhyo Loo Xidho Iyo aqal Soomaali Loo Gangaamay Oo Dhir Laga Sameeyey Aan Lacagi Ku Bixin Iyo Xoolo Looga Soocay Qoyskooda Waxaana Taasi Ka Hadlay Maanso Odhanaysa
Marka Hore Sariir Raadi
Sali Iyo Furaash Dayday
Sadexdaba Hadaad Waydo
Hada Saantu Qodax Maaha
Lama Seexan Kari Waayo
Suubaantu(Ciida)Gogol Weeye
Aynu Soo Qaadano Abwaanada Soomaaliyeed Gaar Ahaana Abwaan Maxamed Ibraahin Warsame Hadraawi Iyo Maansadiisa Dhinacyada Badan Ee DABAHUWAN Taasi oo wax weyn kuu iftiiminaysa hadii aad isku daydo waqtina siiso inaad dhuuxdo Waxaana Ay Ku Odhaynaysaa Sida. Waxay Diric Raarayaan
Duraaxad U Heesayaan
Waxaa Lagu Doonayaa
Waxaan U Daafad Hayn
Waxaan Diro La Ii Caree
Wax Soo Dagay Lay Cusbee
Ujeedadu Waxaa Weeye Si Laguu Yeesho Maalin Kasta Waxaa Laguu Keenayaa Isla MArkaana LAgu Barayaa Wax Aanad U Baahnayn Oo Aad Noolaan Karaysay Iyaga MAqnaashahooda,Wershado Furan Ayaa Adiga Kuu Fekeraya Waxaana Ay La DAgaalamayaan Inaad Adigu Wax Noqoto Oo Wax Samaysato Waxna LAsoo BAxdo Isku Filaansho Hadaad Gaadhona Iyaga Uma Baahnid, Adigu Waxaad Tahay Shaqaale Waxaana Aad U Shaqaysaa Cidaas Aan Sheegayno,Mushaharka Yare e Ay Ku Siiyaana Waxaa Ay Kugu Dhaheen Dib Ugu Iibso Waxa Ay Wershadahayagu Soo Saaraan
La Soco Qaybaha Danbe




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured