Madaxweynaha oo qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Norway u qaabilsan Somaliland and Somaia–

0
Tuesday September 23, 2014 - 16:33:56 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 868
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha oo qaabiley Ergeyga gaarka ah ee Norway u qaabilsan Somaliland and Somaia–

    Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday dalka Norway oo uu hogaaminaayo

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday dalka Norway oo uu hogaaminaayo Hargeisa(xogreebnews.com-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socday dalka Norway oo uu hogaaminaayo Ergayga gaarka ah ee Somaliland iyo Somaliya u qaabilsan Dalka Norway Mr. Jens Mjaugeal (Special Envoy for Somaliland and Somalia. Kulankan oo ay Madaxweynaha ku wehelinayeen Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland Mudane Maxamed Biixi Yoonis, Wasiirka Qorshaynta Qaranka Dr Sacad Cali Shire, Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Xirsi Cali Xaaji Xasan iyo Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade.Download DSC_0021.JPG (181.1 KB)Download DSC_0017.JPG (169.5 KB)Download DSC_0055.JPG (152.6 KB)Download DSC_0042.JPG (159.9 KB)Download DSC_0041.JPG (181.5 KB)


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured