Deigo Costa oo Beeniyay Inuu Jamaahiirta Chelsea Ka Raali Galiyay Guuldaradii Champions Leaque Ee Xili Ciyaareedkii Hore

0
Monday September 22, 2014 - 20:05:27 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1305
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Deigo Costa oo Beeniyay Inuu Jamaahiirta Chelsea Ka Raali Galiyay Guuldaradii Champions Leaque Ee Xili Ciyaareedkii Hore

    xogreeb sports_Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Deigo Costa ayaa beeniyay inuu jamaahiirta Chelsea ka raali galiyay guuldaradii uu Chelsea baday Champions Leaquegii xili ciyaareedkii hore. Waxaa jiray warar sheegayay inuu Costa ka qoomamooday inuu

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

xogreeb sports_Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Deigo Costa ayaa beeniyay inuu jamaahiirta Chelsea ka raali galiyay guuldaradii uu Chelsea baday Champions Leaquegii xili ciyaareedkii hore. Waxaa jiray warar sheegayay inuu Costa ka qoomamooday inuu kooxdiisa xogreeb sports_Weerar yahanka kooxda Chelsea ee Deigo Costa ayaa beeniyay inuu jamaahiirta Chelsea ka raali galiyay guuldaradii uu Chelsea baday Champions Leaquegii xili ciyaareedkii hore. Waxaa jiray warar sheegayay inuu Costa ka qoomamooday inuu kooxdiisa hadda ee Chelsea ka reebay Champions Leaque isla markaana uu raali galin siiyay jamaahiirta Chelsea.Si kastaba ha ahaatee, 25 jirkan ayaa hadda beeninay inuu wax raali galin ah siiyay jamaahiirta Chelsea wuxuuna isagoo arintaa ka hadlaya Costa yidhi: “Waa waxaan suurto gal ahayn inay afkayga ka soo baxdo wax ka dhan ah kooxda Atletico Madrid.Siday suurto gal utahay inaan si aan wanaagsanayn uga hadlo koox waxkasta isiisay?.Costa oo afar kulan Chelsea u dhaliyay 7 gool ayaa ku guul daraystay inuu shabaqa soo taabto kulankii ay Etihad Stadium ku booqdeen Man City.Wuxuuna Costa oo arintaa ka hadlayaa yidhi: “Waan ogahay in aanan marakasta gool dhalin karin, laakiin waxaan u shaqaynayaa inaan goolal dhaliyo, waan soo fiicnaanayaa jidh ahaan. Waxaan rajaynayaa inaanu koobab ku guulaysano aniguna shaqasi ahaan waan sii wadi doonaa”.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured