Guulwade Dhuxul haduu damiirkii ka dhintay Siciid Cilmi Roble kama dhiman by Abdi Mustafe

0
Monday September 22, 2014 - 19:30:06 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 987
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Guulwade Dhuxul haduu damiirkii ka dhintay Siciid Cilmi Roble kama dhiman by Abdi Mustafe

    Dhuxul oo ku caana guulwade damiirkii ka dhintay oo jaahil nimana u dheertay ayaa sidii uu idaacadii horyaal uuga caytami jiray weli dadka sharafta le xah-xaganaya ee uu ka mid yahay Siciid Cilmi Roble oo ku caana nin Somaliland daneeye uuna dooda ma

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dhuxul oo ku caana guulwade damiirkii ka dhintay oo jaahil nimana u dheertay ayaa sidii uu idaacadii horyaal uuga caytami jiray weli dadka sharafta le xah-xaganaya ee uu ka mid yahay Siciid Cilmi Roble oo ku caana nin Somaliland daneeye uuna dooda marka dadka la dulmiyo.
Dhuxul oo ku caana guulwade damiirkii ka dhintay oo jaahil nimana u dheertay ayaa sidii uu idaacadii horyaal uuga caytami jiray weli dadka sharafta le xah-xaganaya ee uu ka mid yahay Siciid Cilmi Roble oo ku caana nin Somaliland daneeye uuna dooda marka dadka la dulmiyo. Siciid Madaxtooyadu wey iibsan kari weyday oo hore ayay u damceen in uu sida Dhuxul damiir kiisa siisto waxoogaa lacaga, hase yeeshee kumay guuleysan. Dhuxul inta maskaxdiisa lala yeeshay ayaa weliba dusha laga raraa oo la yidhaa cid kaleba daayoo Gabiley uu ka soo jeedo u jawaab. Dhuxul in uu yahay nin dhintay Siciid na Gabiley buu u doodayaa dad kooda la dilay bal Dhuxul na wuu ka soo hor jeedaa. Rakaab xumida Silaanyo ayaa Dhuxul madaxtooyada geysay ee ma istahilo in uu xitaa soo galo. Sababtoo ah Dhuxul ma taagna heerkii uu madaxtooyada kaga mid noqon lahaa oo waa nin tacliin ahaan iyo caqli ahaan iyo damiir ahaan ba aad u liita oo weliba balwado xumina u dheeryiin isaga iyo Cukuse ba.
Dhuxul haduu waqtigii Kacaankii Siyaad barre muda kar ahaan lahaa wuxuu ka mid noqon lahaa kuwa ka shaqeeya dabar goynta reer waqooyiga welibana hawlo nin ragi ka xishoodana wuu qaban lahaa haduu kacaankii soo gaadhi lahaa. Iminkana waa guulwadaha madaxtooyada een damiir qabta lahayn. Dhuxul markuu leeyey golaha wakiiladu xilka ha ka xayuubiyaan Siciid Cilmi Roble oo la soo doortay sow jaahil nimadiisa muujin meyso uu is maqashiinayo Silaanyo. Besides, who the hell does Dhuxul think he is. Certainly Dhuxul is a piece of garbage which is full of bull shit.
Abdi Mustafe
abdi_mustafe123@yahoo.ca



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured