Gabiley:Ciidamada Booliiska Somaliland oo toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah

0
Monday September 22, 2014 - 19:13:14 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 892
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Gabiley:Ciidamada Booliiska Somaliland oo toogasho ku dilay Wiil dhalinyaro ah

    Gabiley-(xogreebnews.com_Ciidamada Booliiska Gabilay ayaa Toogasho ku dilay Marxuum la odhan jiray Mukhtaar Xasan Barre (Salool) oo wararku sheegeen inuu ka baxsaday Ciidanka Booliiska oo saaka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gabiley-(xogreebnews.com_Ciidamada Booliiska Gabilay ayaa Toogasho ku dilay Marxuum la odhan jiray Mukhtaar Xasan Barre (Salool) oo wararku sheegeen inuu ka baxsaday Ciidanka Booliiska oo saaka
Gabiley-(xogreebnews.com_Ciidamada Booliiska Gabilay ayaa Toogasho ku dilay Marxuum la odhan jiray Mukhtaar Xasan Barre (Salool) oo wararku sheegeen inuu ka baxsaday Ciidanka Booliiska oo saaka maxkamada keenay,ka dib markii uu muddo dhawr bilooda ku xidhnaa Xabsiga Gabiley.
Wiilkan ayaa markuu Askarta baxsaday la sheegay in loo waday Jeelka Dhexe ee Gabiley,Hase yeeshee markii Askartu isha la heleen ku fureen rasaas,madaxana kala heleen halkaas oo uu ku geeriyoodey maydkiisana la dhigay Cusbitaalka Gabiley.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured