Madaxweynaha Somaliya Oo Saaka U Ambabaxay Magaalada New York Ee Dalka Maraykanka (SAWIRRO)

0
Monday September 22, 2014 - 19:08:44 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Somaliya Oo Saaka U Ambabaxay Magaalada New York Ee Dalka Maraykanka (SAWIRRO)

    Muqdisho(xogreebnews_ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aaan Cadde ee Magaalada Muqdisho , waxa uuna Madaxweynaha u dhoofay Dalka Mareykanka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews_ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aaan Cadde ee Magaalada Muqdisho , waxa uuna Madaxweynaha u dhoofay Dalka Mareykanka.

Muqdisho(xogreebnews_ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaradaha Aaan Cadde ee Magaalada Muqdisho , waxa uuna Madaxweynaha u dhoofay Dalka Mareykanka.

Madaxweynaha waxaa garoonka ka sii sagootiyay, Guddoomiyaha Baarlamaanka, Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari, Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Ridwaan Xersi, Wasiirro iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya.

Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Magaalada New Yourk ee Dalka Mareykanka waxa uu uga qeyb galayaa shirka sanadlaha ah ee Golaha amaanka ee Qaramada Midoobay oo la filayo in halkaasi uu ka dhaco laguna oo hadal qaado arimo ay kamid tahay Xaalada Soomaaliya.

Madaxweynaha iyo xubnaha lasocda ayaa la filayaa inta ay joogaan Dalka Mareykanka in kulamo kala duwan la qaataan Masuuliyiin iyo madax kasocota Wadamada Daneeya arimaha Soomaaliya ee ka qeyb galaya shirka Golaha Amaanka ee Qaramada Midoobay.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured