siyaasyiinka kasoo jeeda Gobolka Gabiley fadhigooduna yahay magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale ayaa canbaareeyey falkii waxshinimada lahaa ee ciidanka RRU ka gaysteen magaalada Gabiley

0
Sunday September 21, 2014 - 19:23:40 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 819
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    siyaasyiinka kasoo jeeda Gobolka Gabiley fadhigooduna yahay magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale ayaa canbaareeyey falkii waxshinimada lahaa ee ciidanka RRU ka gaysteen magaalada Gabiley

    wajaale(xogreebnews.com_ siyaasyiinka kasoo jeeda Gobolka Gabiley fadhigooduna yahay magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale ayaa canbaareeyey falkii waxshinimada lahaa ee ciidanka RRU ka gaysteen magaalada Gabiley siyaasiyiintaas

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

wajaale(xogreebnews.com_ siyaasyiinka kasoo jeeda Gobolka Gabiley fadhigooduna yahay magaalo Ganacsiyeedka Togwajaale ayaa canbaareeyey falkii waxshinimada lahaa ee ciidanka RRU ka gaysteen magaalada Gabiley siyaasiyiintaas wajaale(xogreebnews.com_ siyaasyiinka kasoo jeeda Gobolka Gabiley fadhigooduna yahaymagaalo Ganacsiyeedka Togwajaale ayaa canbaareeyey falkii waxshinimadalahaa ee ciidanka RRU ka gaysteen magaalada Gabiley siyaasiyiintaasoo magacyadoodu kala yihiin maxamuud muxumed ibraahin Maxamuud WeyneEX Mayer wajaale DR Mustafe Sheekh Abiibakar Xuseen MAXAMED C/LAAHIQombor siyaasiyiintan oo saaka shir jaraaid ku qabtay garoonkakubada cagta magaalada togwajaale marka hore waxa tacsi tiiraanyolehudireen qowsaskii ay ka geeriyoodeen labadii masuul ee lagu dilaylayshirqoolada dahsoon lagagasoo shaqeeyey marrlabaad waxaan halkanuuga ducaynaynaa dhalinyaradii kudhaacantay falkii arxandarada ahaa eelagu dhaawacay dhalinyaradii shuucuurtooa kumuujinayey mudaharaadkasalmiga sida au uuga xunyihiin haldooirkooda lalaynayomasuuliyiintaa shirka jaraaid qabtay ayaa sheegay inay reer Gabiley isku gaysteeen wixii shaalaydhacaysababtoo ah waa cidii ay doorteen cida ciidamada usoodirtay ee laysaymanay dhicin arintan ookale taariikhda abid ilaa xiligg faqashtasiyaad bareena gabiley kama samay dhacdo noocan ookale ah waxaanayugu baaqeen dadweynaha kasoo jeeda Gobolka gabiley inay kafiirsadaan taageerada ayuhayaan xukuumada axmed siilaanyo waxaanay uugu baaqeen xukuumadainay si dhakso ah usoo qabato gacan kudhiiglayaashii gaystay dilkii Qorshaysnaa ee lagu dilay labada sarkaal ee kasookala jeeda GoboladaGabiley iyo Awdal waxaanay siyaasiyiintani kubaaqeen in shacabka reer gabiley midoobaanmeelna ugu soowada jeestaan danahooda gaarka ah waxa kale oo aysheegeen in dad rayida oo aan hubaysnay laladhaco rasaas nool noolinay xaaraantay arintanina keeni doonto cadaawad horleh qaarna sibadheedha loo jiidh siiyo baabuur ciidan qaarna sitoosa loo dhawacowaan ka xunahay arintan dadka Reer Gabileyna kumadhicin dhibaatoaanay iyagu iskugaysan coodkoogii ay ku doorteen iyo cashuur aybixinayeen ayaa loogu abaal guday in halkii wax loo qabanlahaa inloogu abaal gudo rasaas nol nool in loo adeegsado waxaan dadka reersomaaliland ka codsanaynaa inay cambaareeyaan cadaadisna ku saaraanxukuumadu sidii ay gacanta uguy soo dhigilahayeen dhagarqabayaashiidilka gaystay maxaamuud muxuumed ibraahib EX Mayer WajaaleDr Mustafe sheekh abiibakar xuseenMaxamed C/laahi QomborTogwajaale Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured