GEBILAY WAA HOOYADII XORRIYADDA EE DAGAALKII HUBAYSNAA IYO KAN HADDA SHACABKA XALAASHA AH EE RER GEBILAY WAA GAADH HAYAYAASHA JSL

0
Saturday September 20, 2014 - 18:59:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 934
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GEBILAY WAA HOOYADII XORRIYADDA EE DAGAALKII HUBAYSNAA IYO KAN HADDA SHACABKA XALAASHA AH EE RER GEBILAY WAA GAADH HAYAYAASHA JSL

    GEBILAY WAA HOOYADII XORRIYADDA EE DAGAALKII HUBAYSNAA IYO KAN HADDA SHACABKA XALAASHA AH EE RER GEBILAY WAA GAADH HAYAYAASHA JSL

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GEBILAY WAA HOOYADII XORRIYADDA EE DAGAALKII HUBAYSNAA IYO KAN HADDA SHACABKA XALAASHA AH EE RER GEBILAY WAA GAADH HAYAYAASHA JSL waxaan xasuustaa dagaalkii aynu la gallay iyo iskaashigii ciidamadii waxaa dhacay dagaal adag oo DHammaan waxaan salaamayaa shacabka reer slnd iyo saxaafadda gaar haan shacabkareer gebiley waxaan lee yahay wanaagiinii yaan laydinka xumayn waxaad leedihiintaariikh dahaba oo ku suntay qalbiyada iyo maskaxaha, haddaan dib u milicsado halgankii dheeraa waxaan xasuustaa dagaalkii aynu la gallay iyo iskaashigii ciidamadii waxaa dhacay dagaal adag oojiidaa galbeedka ka socday qaylo dhaan ayey soo dirteen saraakiishii galbeedku, WAXAAN KA XASUUSTAA RAGIIWaxay soo codsadeen in xooggaga barrigu u soo diraan 200 oo innan waana loo dirayrag la soo miidhay, ragii waxaan ka xasuustaa ,,,,, ina axmed muuse carte shinbiraale, ina maygaag, ina keyse kabadhe, ina muuse xasan carabiyo qaar badan oo aannan xasuusnayn, ragaasi cidi kama soo noqon nin qudhana dib looma arag, halgan kuna ilaa maantaa iyo maalintan aan joogo ma kala lahayn qolo iyo cid toona , askari waa askari, waxaajiray qaar is dilay xeer ciidan baa la mariyey, cid may ahayn askar qaran ayey ahaayeen. SARAAKIISHII CODSIYADAA SOO DIRATAY WAXAA KA MID AHAA JIDHIF OO NOOL,,Maanta labadaa sarkaalna qarran kay ka dhinteen siduu u sheegay DHUXUL OO MUJAAHIDIIN TII KA MID AHAA ciiddan ku qolo maaha ninka ciidanka ka dhintaa ciidankuu ka dhintay qolo waa ka weyn yahaydagaalka xuduuduhu waxuu la mid yahay kii xorayntii siyaad barre oo aan dhammaan uun weeyemarkaas , walaalayaal reer gebileyoow waxaad tihiin baalashii xoriyada ee taariikh diina yaanu idinka xumayn shaqsi aan joogin hallaagii, dagaalkii, gurmadkii, qadoodidii, asaydii, naafadii, iyo xadhigii, iyo dilkii,waxaay ku qorraan doodaan saraakiishaasu taariikh slnd diiwaan keeda, qofku haduu taariikh katagona muu dhiman,hanoolaadaan shacabka reer gebileyAHMED H DUBBE SWEDEN



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured