Maareeyihii Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Oo Saakay Lagu Dilay Degmada Wadajir

0
Saturday September 20, 2014 - 16:31:18 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 821
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeyihii Garoonka Aadan Cadde Ee Magaalada Muqdisho Oo Saakay Lagu Dilay Degmada Wadajir

    Muqdisho(xogreebnews_Xoogag hubeysan oo la socday gaari NOAH ahaa, ayaa waxay saakay Magaalada Muqdisho ku toogteen Maareeyihii Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho Cali Maxamed Madoobe.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews_Xoogag hubeysan oo la socday gaari NOAH ahaa, ayaa waxay saakay Magaalada Muqdisho ku toogteen Maareeyihii Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho Cali Maxamed Madoobe. Muqdisho(xogreebnews_Xoogag hubeysan oo la socday gaari NOAH ahaa, ayaa waxay saakay Magaalada Muqdisho ku toogteen Maareeyihii Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho Cali Maxamed Madoobe.Xoogagaan, ayaa gaari uu la socday Maareeyaha ku horgooyay gaarigii ay wateen, iyagoona rasaas xoogan oodda kaga qaaday, wuxuuna weerarkaan ka dhacay laamiga Danwadaagta ee Degmada Wadajir.Cali Maxamed Madoobe, ayaa waxaa lala dilay laba nin oo la socotay, middi waxa uu ahaa wadihii gaarigiisii, halka midka kalana waxaa lagu sheegay askari ilaalo u ahaa.Raggii weerarka geystay, ayaa durbaba ka baxsaday goobtii ay weerarka ka fuliyeen, mana jirto cid la sheegay in ay ku baxday, si Cadaalada loo horkeeno.Ciidamada Nabad Suggida iyo Booliska ee Degmada Wadajir, ayaa daqiiqado ka dib waxay gaareen laamiga Danwadaagta, waxaana la soo sheegayaa in ay baaritaano ka wadaan.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured