Ciidanka RRU- Oo Dad Mudahraadaaya Magaalada Gabiilay Rasaas la Dhacay Iyo Shicibka Oo Iska Caabiyay

0
Friday September 19, 2014 - 22:55:12 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 757
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka RRU- Oo Dad Mudahraadaaya Magaalada Gabiilay Rasaas la Dhacay Iyo Shicibka Oo Iska Caabiyay

    Hargeysa,(xogreebnews.com— Shacbiga magaaladda Gabiley ayaa isa soo hubeeyey oo rasaas kala horyimid ciidanka RRU-da oo rasaas markii hore oodda kaga qaaday shacbiga

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa,(xogreebnews.com— Shacbiga magaaladda Gabiley ayaa isa soo hubeeyey oo rasaas kala horyimid ciidanka RRU-da oo rasaas markii hore oodda kaga qaaday shacbiga Hargeysa,(xogreebnews.com— Shacbiga magaaladda Gabileyayaa isa soo hubeeyey oo rasaas kala horyimid ciidanka RRU-da oorasaas markii hore oodda kaga qaaday shacbiga magaaladdaasi oomudaharadaado salmi ah ku gilgilay magaaladooda.Dadwaynaha hubkooda ula soo baxay ciidanka RRU-du ayaa markii ay israsaaseeyeen ay taasi keentay in ciidankii RRU-du ahaa dibadda loogasoo saaro magaaladda Gabiley, kuwaas oo kaantaroolka bariga magaaladdalagu soo ururiyey isla markaana shacbigii oo kaliya ayaa magaaladiihaysta oo qaarkoodna hubaysan yihiin.Sidoo kale mudaharaadadan ayaa sababay inuu kala xidhno isku socodkiigaadiidkii jidka wayn ee magaaladda Gabiley dhexmara isticmaali jiray,kuwaas oo ay ka mid ahaayeen baabuurta qaadka oo maanta oo dhan kuxanibnaa, isla markaana goordhawayd dirqi ku soo maray jidadkamagaaladda Gabiley oo wali ay xanibeen shacbiga gadoodsan ee ay RRU-dusii carrisay.Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya magaaladda Gabileymudaharaadadaasi ayaa waxa ku dhintay wiil yar oo da’adiisa laguqiyaasay Toban Jir, halka ay Sagaal qof oo kale way ku dhaawacmeenkadib markii ay wasiirada kasoo jeeda deegaanka Gabiley iyo ciidamadaRRU-du rasaas ooda kaga qaadeen dadwayne ka mudaharaadayay sarkaalciidanka qaranka Somaliland ka tirsanaa oo magaciisa la odhan jirayMaxamed Yuusuf oo doraad galabnimadii gaabnayd uu askari ay madaxwayneSiilaanyo isku beel yihiin uu si badheedh ah ugu dilay isaga iyosarkaal kale oo ka soo jeeda gobolka Awdal xero ciidan oo ku taaladeegaanka Qoru-lugad.Dadwaynaha hubka kala hor yimid ciidanka RRU-da iyo wasiiradii Gabileytagayba ayaa waxay ku dhawaaqayeen haddalo kulkulul oo ay ku durrayaandhaqamadda xukuumadda Siilaanyo, kuwaas oo aad ka dhadhansanaysocadaalad-darada dalka ka jirta.“Walaakayo Marxuum Maxamed Yuusuf waxa hadii uu maanta ku dhintoisagoo dalkiisa daafacaya waanu ku farxi laheyn, laakiin waxa lagudilay direyskii ciidanka Qaranka, oo gacan ku dhiiglihii dileyna laguqaadey Xaajiyad geeridiisa waa mid anaga nagu gaar ah”Sidaa waxa yidhiMid kamid ah Dhalinyarada mudaharaadayay.Dhinaca kale qof kale oo ka mid ah mudaharaadayaashaasi oo sheegayinuu ka mid yahay ehelka marxuumka la dilay ayaa isagoo dareenkiisacabiray warbaahinta u sheegay sida ugu xun yahay, kaas oo si kooban uyidhi “Madaxwayne Hadaad ku Mashquulsan Tahay Arooska InantaadaAnaguna Waxaanu Ku Mashquulsan nahay Aaska Inankayga”.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured