“Xukumaddu Shacabka Ha U Caddayso Hadddii Doorashada Lala Sugaayo Ta Somalia Ee 2016-ka”Cabdirashiid Xasan Mataan

0
Friday September 19, 2014 - 22:48:52 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 843
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    “Xukumaddu Shacabka Ha U Caddayso Hadddii Doorashada Lala Sugaayo Ta Somalia Ee 2016-ka”Cabdirashiid Xasan Mataan

    Hargeysa(xogreebnews.com) — Cabdirashiid Xasan Mataan, ku xigeenka Musharaxa Madaxweyne ee Ucid, ayaa sheegay inay Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ka warwareegayso

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com) — Cabdirashiid Xasan Mataan, ku xigeenka Musharaxa Madaxweyne ee Ucid, ayaa sheegay inay Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ka warwareegayso
Hargeysa(xogreebnews.com) — Cabdirashiid Xasan Mataan, ku xigeenka Musharaxa Madaxweyne ee Ucid, ayaa sheegay inay Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo ka warwareegayso heshiiskii Daneeyeyaasha Doorashadu wada galeen. Heshiiska ayaa ku saabsanaa inay isbarbar socdaan labada diwaangalinood ee Madaniga ah iyo ta codbixiyaha.
“Xukuumaddu way ka war wareegaysaa Heshiiskii xisbiyada, Gud Dooroshooyinka iyo Deeq bixiyaasu galeen ee shacabka ha u caddayso haddii barnaamij cusub lala galay Somalia oo Dooroshooyinka SL lala sugayo ta Somalia ee 2016.” Ayuu ku yidhi Cabdirashiid Xasan Mataan Qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebook.
Xisbiyadda Mucaaradka ah iyo Xukumadda ayaa Si adag ugu muransan habsami u socodka Diwaangalinnaha Doorashada ka horeeya. Mucaaradka ayaa si weyn u danaynaya hirgalinta Diwaangalinta Codbixiyaha, halka Xukumaddu aad u danaynayso Diwaangalinta Madaniga ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured