Nicholas Kay oo ka hadlay xiliga AMISOM ay ka baxayaan Somalia

0
Thursday September 18, 2014 - 19:13:41 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 849
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Nicholas Kay oo ka hadlay xiliga AMISOM ay ka baxayaan Somalia

    Muqdisho(xogreebnews.com-Ergayga gaarka Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa la weydiiyay goorta ciidamada AMISOM ay ka baxayaan Somalai

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com-Ergayga gaarka Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa la weydiiyay goorta ciidamada AMISOM ay ka baxayaan Somalai Muqdisho(xogreebnews.com-Ergayga gaarka Xoghayaha Qaramada Midoobay u qaabilsan Somalia Nicholas Kay ayaa la weydiiyay goorta ciidamada AMISOM ay ka baxayaan Somalai wuxuuna ku jawaabay inaysan jirin xili go’an oo ay AMISOM ka baxayso Somalia isagoo ka bixitaanka AMISOM ee Somalia ku xidhay shuruudo la xidhiidha xaalada amniga Somalia,sida ay dowlada Somalia uhanato dalka oo dhan.Wuxuu ergaygu hadalkiisa ku soo gabagabeeyay inaysan mudnayn in lagu dag dago ka bixitaanka AMISOM ee Somalia iyo tiradooda la yareeyo.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured