Shirkadda Dahabshiil Daryeelka Bulshada Cidi Kagama Horreyso qormadii 2 aad!

0
Wednesday September 17, 2014 - 19:23:53 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 772
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda Dahabshiil Daryeelka Bulshada Cidi Kagama Horreyso qormadii 2 aad!

    Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda Dahabshiil ayaa noqotay shirkaddi ganacsata ee ugu horraysay ee ka jawaabtay baaqii gudiga Abaaraha ee Gedo, ee sanadkii hore iyadoo ugu deeqday lacag dhan $

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda Dahabshiil ayaa noqotay shirkaddi ganacsata ee ugu horraysay ee ka jawaabtay baaqii gudiga Abaaraha ee Gedo, ee sanadkii hore iyadoo ugu deeqday lacag dhan $ Hargeisa(xogreebnews.com-Shirkadda Dahabshiil ayaa noqotay shirkaddi ganacsata ee ugu horraysay ee ka jawaabtay baaqii gudiga Abaaraha ee Gedo, ee sanadkii hore iyadoo ugu deeqday lacag dhan $ 50,000 konton kun dollar. Waxaa kale oo ay shirkadda mashaaric aad uu muhiim ah,sanadkii hore kaga qayb qaadatay dadka cagoolayaasha ah.Shirkadda Dahabshiil oo inta Badan looga Bartey in ay Caawiso Dadka Tabaaleysan ayaa waxay Mootooyinka Nooca Cuuryaamiinta ee Gacanta laga Wado ugu Deeqdey Dad Cuuryaamiin oo isugu jira Rag iyo Dumar kuwaas oo si weyn ugu baahnaa islamarkaana Dadkaas wixii Hataan ka dambeeyey ay noqon doonaan kuwa ku Adeegta Matooyinkaas. Dadkaas Cuuryaaminta ah ayaa inta aan la Gudoonsiinin Mootooyinkaas waxay Qaateen Tababar yar oo ku saabsdan sida ay u Wadi karaan Mootooyinkaa , waxaana halkaas kula Hadley qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Shirkadda Dahabshiil waxayna Sheegeen in Deeqdaan ay tahay mid ay ugu Talagaleen dadka Cuuryaamiinta si ay ugu Dhaqdhaqaan uguna Adeegtaan si ay ula Sinaadaan Dadka kale waxayna sii raaciyeen “Shirkadda Dahabshiil markii ay Ogaatey Baahida Dadka Cuuryaamiinta u qabaan Mootooyinka Cuuryaamiinta ayaa Go’aansaney in aan wax u qabano islamarkaana aan Gacan weyn siino dadkaas “waxay intaa ku sii dareen” Shirkadda Dahabshiil waxay Mootooyinkaas ugu baxay lacag fara badan waxaana rajeynayaa in Mushruuca aan ugu Kaalmeyneyno Dadka Cuuryaamiinta aan gaarsiino Dhamaan Gobolada Dalka soomaaliya“Dadkii curyaaminta ahaa ayaa sheegay inay faa”iido weyn ka helayaan qalabkan shirkadda wadaniga ahii siisay waxaynaa yidhaahdeen “meel kasta ayaan Adeeg ka doonan karaa aniga oo aan Cidna u baahan waayo markii hore Adeegii Khudaarta ee aan ka ganacsan jirey dad baa u dirsan jirey laakiin maanta aniga oo keliya ayaan doonanayaa,waxaana maanta arrintaan ii fududeeyey Shirkadda Dahabshiil oo aan aad uga MahadcelinayoShirkadda caanka ku ah,adeega bulshadda ee dahabshiil ayaa si mutadacnimo ah uu samaysay shacabka reer soomaaliya iyo Somaliland .caawimooyin is-daba jog ah,shirkaddu waxaa ay noqotay mid u heellan dadka ay meteesho ee somaliya waxaanay bixisaa adeeg aanay bulshaddu ka heelin,shirakadaha kale.Waxanay shirkadani si toosa ugu cadaalad sammaysaa shacabka ku nool soomaaliya oo dhan iyaaddo aan gobol iyo deg-mo ku koobnaan,balse si simaan ugu deeq-daa markaa ay caawiimadda qaybinayso markaas. Waxaanay bulshaddu uu aragtaa shirkadda dahabshiil mid aan shacabka macaash ka rabin balse dadka ku celisaa faa’iidaada.QalinkiiCabdi casiis Bashiir NuurTel:4144434info@xogreebnews.comHargeisa/Somaliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured