Soomaalida Maraykanka oo codsanaysa cunto Xalaal ah,maxaa sababay

0
Tuesday September 16, 2014 - 18:52:22 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1001
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Soomaalida Maraykanka oo codsanaysa cunto Xalaal ah,maxaa sababay

    Minnesota(Xogreebnews.com-Koox ka mid ah Soomaalida dalka Maraykanka ku nool ayaa u ololeyneysa sidii ay ku heli lahaayeen cuntooyin xalaal ah oo uusan ku jirin hilibka doofaarka ama waxyaabo doofaarka ka yimid, waxayna kooxdani arjiyo u qoreen mas&r

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Minnesota(Xogreebnews.com-Koox ka mid ah Soomaalida dalka Maraykanka ku nool ayaa u ololeyneysa sidii ay ku heli lahaayeen cuntooyin xalaal ah oo uusan ku jirin hilibka doofaarka ama waxyaabo doofaarka ka yimid, waxayna kooxdani arjiyo u qoreen mas’uuliyiinta heerka degmo ee Minnesota.

Dadkani waxaa ka mid Fartuun Weli, waxayna sheegeysaa in iskafaalooyinka dukaamadan waaweyn ee cunooyinka laga iibsado ay ka buuxaan cuntooyin xaaraam ah, islamarkaasina qasacadaysan, waxayna ku tilmaamtay in cunto xalaal ah la heli wax suurogalnimada ka dheer.

Fartun Wali

Imaam Xassan Maxamuud isna wuxuu sheegey in ay tahay arrin xuquuqda aadami ah in ay helaan waxyaabaha diintooda ay farayso.

Imam Xassan Maxamuud

Mas’uul u hadlay degmada Hennepin, oo lagu magacaabo Peter McLaughlin oo isagu arjiga loo gudbiyey ayaa sheegey in Soomaalida ay tahay in codsigani ay u wada gudbiyaan dhamaan degmooyinka Minnesota.

Peter for Hennepin

In arrinkani la hirgaliyo waxaa loo baahnaan doonaa qarash dhan $150,000 oo doolar, waxayna kooxdani Soomaalida ah rajaynayaan in ay qarashkani u bandhigaan xiliga laga doodayo miisaaniyadda degmada oo dhacaysa 21-da bisha November ee sanadkani si loo ansixiyo.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured