Cali Gurrey iyo A/rasheed Riya Raac dubihi wuxuu kaga dhacay doqon aanay la doonayn oo la yidhaa Bukhaar

0
Tuesday September 16, 2014 - 18:38:01 in Maqaallo by Super Admin
  • Visits: 1174
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Cali Gurrey iyo A/rasheed Riya Raac dubihi wuxuu kaga dhacay doqon aanay la doonayn oo la yidhaa Bukhaar

    Cali Gurrey iyo A/rasheed Riya Raac inay la doodaan Bukhaari oo damiin ah oon damiir lahayn oon tacliin lahayn oo guulwade ah may ahayn. Bukhaari naftiisa wuxuu ka jecelyey nafta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Cali Gurrey iyo A/rasheed Riya Raac inay la doodaan Bukhaari oo damiin ah oon damiir lahayn oon tacliin lahayn oo guulwade ah may ahayn. Bukhaari naftiisa wuxuu ka jecelyey nafta Cali Gurrey iyo A/rasheed Riya Raac inay la doodaan Bukhaari oo damiin ah oon damiir lahayn oon tacliin lahayn oo guulwade ah may ahayn. Bukhaari naftiisa wuxuu ka jecelyey nafta Silaanyo oo wuxuu u heystaa hadii Silaanyo la rido in risiqiisu halkaa ku dhamaanayo.
Bukhaari ha ogaado in risiqa ilaahay bixiyo oo aannu Silaanyo bixin daba ka wer-wer baa dilay oo intaa wuxuu leeyahay Bukhaari ilaahow Silaanyo kursiga ku sii hay isagaa anagana wax na siin e. Bukhaari itaqi laah. Bukhaari nin doodi kara maaha ee waa madiidin kolba madaxtooyadu wax ku soo shubato oo maskaxdiisa lala leeyey. Xitaa distoorka Somaliland ma yaqaan Bukhaari isagoo weliba xildhabaan ah oo waa kii ku haftay markii wax laga sua’alay. Bukhaari waa ninka dafiraayay wixii Golaha shalay ka dhacay ee Gudoomiye A/rahman Ciro ka dhex toosay ee uu ku yidhi labadiisii gudoomiye ku xigeen:

Dablayaasha dhimanow
Dig toonaada wey kane
Hadii aannu ka soo gaadhi lahayn A/rahman oo xeerkan khariban sidaa lagu ansixin lahaa waxa hubaala in dalka dagaal ka dhici lahaa. Goor roon buu Gudoomiye A/rahman ka soo gaadhay oo uu shir gudoonkii iyo doodiiba la wareegay oo uu daaqada ka tuuray wixii madaxtooyadu lacagta ku soo bixsay. Bukhaari raga nimo na malaha caqli badan oo uu wax ku kala gartana malaha. Sinaba uumay ahayn in lala doodo qof-qafil ku jabsanyay oon aduunba u war hayn.
Cali & A/rasheed, next time please debate with wise & sensible person and not with brainless, shallow minded guy like Bukhaari.
Abdi Mustafe



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured