Shacabka Gobolka Gabiley Oo Si Aan Kala Hadh Lahayn U Soo Dhaweeyay Qaadacada Diwaangalinta Ee Xisbiyada Mucaaridka Ah.–

0
Tuesday September 16, 2014 - 18:03:48 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 770
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shacabka Gobolka Gabiley Oo Si Aan Kala Hadh Lahayn U Soo Dhaweeyay Qaadacada Diwaangalinta Ee Xisbiyada Mucaaridka Ah.–

    Hargeysa-(xogreebnews.com-Tan iyo maalintii dhaweyd ee Xisbiyada Mucaaridka ahi ku dhawaaqeen in ay Qaadaceen Diwaangalinta Madinga ah ee Buuqa badani ka dhashay, ayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa-(xogreebnews.com-Tan iyo maalintii dhaweyd ee Xisbiyada Mucaaridka ahi ku dhawaaqeen in ay Qaadaceen Diwaangalinta Madinga ah ee Buuqa badani ka dhashay, ayaa
Hargeysa-(xogreebnews.com-Tan iyo maalintii dhaweyd ee Xisbiyada Mucaaridka ahi ku dhawaaqeen in ay Qaadaceen Diwaangalinta Madinga ah ee Buuqa badani ka dhashay, ayaa waxa soo yeedhayay dhawaaqyo fara badan oo guud ahaan Bulshada Somaliland ku diidan tahay Diwaangalinta Jujuubka ah ee Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo wadato, laguna Taageerayo Diidmada Xisbiyada Mucaaridka Qaadaceen.Hadda Gobolka Gabiley oo ah Gobol saamayn weyn oo balaadhan ku leh Doorashooyinka Dalka ayaa Dadweynaha ku dhaqan Gobolka Gabiley, waxay si weyn u soo dhaweeyeen Qaadacaada Xisbiyada Mucaaridka ahi Qaadaceen Diwaangalinta Madaniga ah.
Shacabka Reer Gabiley ayaa waxay tilmaameen in wakhigan aan loo baahnayn waxyaabo sababi kara isku dhac bulshada dhexdeeda ah, taas oo ay ka dhalan karto Nabadgalyo daro, Dadweynaha Reer Gabiley ayaa Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo kula taliyay in ay ka laabato Diwaangalintan ay Bulshada Somaliland ka wada qaylisay .
Gobolka Gabiley oo ah Gobol ay ku Nool yihiin bulsho aad u balaadhan islamarkaana ah Gobol ay ku Xisaabtamaan Xisbiyada Somaliland xiliyada Doorashooyinka ayaa wakhtigan u muuqda mid Mucaaridad adag kala hor iman doona Xukuumada uu hogaaminayo Madaxweyne Siilaanyo oo Cod aan la qiyaasi Karin ka helay Doorashooyinkii hore, laakiin Gobolka Gabiley ayaa imika u muuqda in Xukuumada Madaxweyne Siilaanyo aanay Wax Cod ah ka heli doonin Gobolkan Saamanta weyn ku leh Doorashooyinka, taas oo ay sabab u tahay Xukuumada oo kaga baxday balamihii hore ee Gobolka loo balan qaaday.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured