Fanaanka Xasan Aadan Samatar WAA NOOL YAHAY ee ma dhiman.

0
Tuesday September 16, 2014 - 18:01:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 1165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Fanaanka Xasan Aadan Samatar WAA NOOL YAHAY ee ma dhiman.

    Hargeisa(xogreebnews.com-Markii ay soo baxeen wararka beenta ah ee sheegaya inuu Holland ku geeriyooday fanaanka weyn ee Xasan Aadan Samatar ayaa waxaa warbaahinta

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeisa(xogreebnews.com-Markii ay soo baxeen wararka beenta ah ee sheegaya inuu Holland ku geeriyooday fanaanka weyn ee Xasan Aadan Samatar ayaa waxaa warbaahinta Hargeisa(xogreebnews.com-Markii ay soo baxeen wararka beenta ah ee sheegaya inuu Holland ku geeriyooday fanaanka weyn ee Xasan Aadan Samatar ayaa waxaa warbaahinta Kismaayo24.com oo fadhigeedu yahay Holland xirir la sameysay Xasan Aadan iyo familkiisa halkan deggan.Waxaana ay si cad u ogaatay inuu nool yahay Xasan Aadan Samatar balse ay qolo rabta inay magaca fanaanka iyo shacabak u ciyaaraan ay qoreen warkaasi. Waxaana Xasan uu iminka ku sugan yahay guriga uu ka deggan yahay wadanka Holland isaga oo aan waxba qabin.“Warka ay qoreen waa been, oo ma dhiman Xasan Aadan Samatar ee qolo ayaa xumaan ka faafineysa” ayey yiraahdeen Familka Xasan Aadan Samatar .Website ka hadhwanaagnews oo warka geerida Xasan Aadan Samatar qoray ayaa waxaa la sheegay inuu dagaal joogta ah ku hayaan fanaankaasi. Sidoo kalana ay ay shalay ka faafiyeen warar been abuur ah oo ay ku leeyihiin waxaa laga duubay cod sir ah, taasi oo lafteeda aheyd been kale.Saxaafadda Soomaalida qaarka mid ah ayaa caadeystay inay had iyo jeer dadka caanka ah ee waliba qiimaha leh inay ka qoraan geeri aan jirin, iyaddoo la wada xasuusto geeridii beenta noqotay oo ay ka qoreen Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Aadan Samatar.courceKismaayo24.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured