Xildhibaano ay ka mid yihiin Sh Adan Madoobe iyo Xabsade oo Dowlada Somalia uga digay Taageerida Shirka Axmed Madoobe ee Kismaayo bari ka furmaya

0
Monday September 15, 2014 - 20:29:10 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 830
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaano ay ka mid yihiin Sh Adan Madoobe iyo Xabsade oo Dowlada Somalia uga digay Taageerida Shirka Axmed Madoobe ee Kismaayo bari ka furmaya

    Kismaayo(xogrebnews.com-Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhabo shir jaraa’id ku qabtay ayaa dowaldda federaalka Soomaaliya ka dalbaday in ay joojiso shirka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Kismaayo(xogrebnews.com-Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhabo shir jaraa’id ku qabtay ayaa dowaldda federaalka Soomaaliya ka dalbaday in ay joojiso shirka
Kismaayo(xogrebnews.com-Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya oo Baydhabo shir jaraa’id ku qabtay ayaa dowaldda federaalka Soomaaliya ka dalbaday in ay joojiso shirka maalinta berri ah ka furmaya Kismaayo, kaasoo illaa 01-da bisha Oktoobar dib loo dhigay.Xildhibaannada shirka jaraa’id qabtay oo ay ka mid yihiin; Sh. Aadan Madoobe, Samaan, Dalxa, Afaraale, Xaabsade iyo kuwo kale, iyagoo ka digay in shirkaas uu berri ka furmo Kismaayo
Xildhibaanadan ayaa waxay xuseen in Shirka Bari u xadgudub ku yahay go’aankii dowladdu ay shirkaas dib ugu dhigtay iyo waliba Heshiiskii Gobweyn ay ku gareen Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe.Xildhibaanadan Shirka ku qabtay Magaalada Baydhabo ayaa waxaay ka soo jeedan beelaha Digil iyo Mirifle iyo Jareerweyne oo ka mid ah beelaha wax ka daga Gobolada Jubboyinka.Sacado ka hor ayay ahayd markii Xildhibaano ka soo jeeda Gobolka Gedo ay shir jaraid ku qabteen Magaalada Muqdisho kuwaas oo sheegay in aysan war u hayn shirka bari ka furmaya Magaalada Kismaayo balse ay ka war hayaan in Shirka Nabada Jubboyinka u dhacayo 1da Octobar. Xildhibaanada Muqdisho ku shiray oo uu ka mid ahaa Xildhibaan Cabdirisaaq Nuur Mataan ayaa waxaay sido kale Iclamiyeen xiliga la qabanayo Shirweynaha Midnimo one ee garbaharey ka dhacaya ayago sheegay in shirkaasi u dhacayo 20-09-2014.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured