Xisbi Mucaaridka UCID Oo Dr Idiris X Nuur U Magacaabay Xoghayaha Caafimaadka Iyo Shaqadda

0
Monday September 15, 2014 - 20:17:54 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 820
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xisbi Mucaaridka UCID Oo Dr Idiris X Nuur U Magacaabay Xoghayaha Caafimaadka Iyo Shaqadda

    Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbi Mucaaridka UCID Oo Dr Idiris X Nuur U Magacaabay Xoghayaha Caafimaadka Iyo Shaqadda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbi Mucaaridka UCID Oo Dr Idiris X Nuur U Magacaabay Xoghayaha Caafimaadka Iyo Shaqadda
Hargeysa(xogreebnews.com-Xisbi Mucaaridka UCID Oo Dr Idiris X Nuur U Magacaabay Xoghayaha Caafimaadka Iyo Shaqadda
Xil-Magacaabis
Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID,Eng.Faysal Cali Wabaabe Markuu la tashaday Guddida Fullinta ee Xisbiga UCID, Markuu arkay baahida wayn ee loo qabo in la Magacaabo Xilka Banaan ee Xoghayaha caafimaadka iyo Shaqada ee Xisbiga UCID. Waxa loo Magacaabay Maanta oo ay Taariikhdu tahay 15/09/2014, Dr, Idiris X.Nuur Maxamed oo khibrad dheeraad ah u leh xilka loo magacaabay.
Sidaa Awgeed Xisbiga UCID Waxa U Rajaynayaa Xoghayaha Caafimaadka iyo Shaqada,in illaahay Xilkaa U Fududeeyo loo Magacaabay.
ALLA MAHAD LEH
Gudoomiyaha Xisbiga UCID


Eng. Faysal Cali Waraabe


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured