Tahriibeyaal Badan Oo Ku Dhintay Doon Ku Degtay Badda Libya

0
Monday September 15, 2014 - 09:15:55 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 870
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tahriibeyaal Badan Oo Ku Dhintay Doon Ku Degtay Badda Libya

    Tripoli(Xogreebnews)-Doon siday 250 Tahriibeyaal ah ayaa ku dagtay Badda u dhexaysa Libya iyo Talyaaniga, waxaana ku dhintay baddiba rakaabka saarnaa doonta sida uu sheegay Afhayeen u hadlay ciidanka Badda Libya. Doonta ayaa ku degtay Xeebta Tajoura

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tripoli(Xogreebnews)-Doon siday 250 Tahriibeyaal ah ayaa ku dagtay Badda u dhexaysa Libya iyo Talyaaniga, waxaana ku dhintay baddiba rakaabka saarnaa doonta sida uu sheegay Afhayeen u hadlay ciidanka Badda Libya. Doonta ayaa ku degtay Xeebta Tajoura oo u dhaw Libya

Afhayeenka Ciidanka Badda Libya Ayuub Qaasim ayaa sheegay in 26 qof oo kaliya laga badbaadiyay 250 Qof oo saarnaa Doonta “Waxaa jira Maydad badan oo sabanaya badda dhexdeeda” ayuu Afhayeenku u sheegay Wakaalada Reuters, isagoo intaasi raaciyay inay ciidanka baddu aanay haysan tayo iyo qalab badan oo ay ku badbaadiyaan dadka wali la rajaynayo inay bad qabaan.

Lama Oga dhalashada rasmiga ah ee dadkaasi balse Ayuub Qaasim waxa uu sheegay inay dadkaasi u badnaayeen African.

Dawladda talyaaniga ayaa todobaadkan sheegtay in Sanadkan 2014-ka 100,000 oo Tahriibeyaal ahi soo gaadheen xeebaha Talyaaniga.

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

featured