war-deg deg ah: dhaacawii shilka baabuur ee burco oo loo:la yahay daawo+fadeexaadda dul-hoganeysaa wasaaradda caafimaadka iyo maamulka gobolka Tog-dheer.

0
Monday September 15, 2014 - 08:52:07 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 810
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    war-deg deg ah: dhaacawii shilka baabuur ee burco oo loo:la yahay daawo+fadeexaadda dul-hoganeysaa wasaaradda caafimaadka iyo maamulka gobolka Tog-dheer.

    Burco(xogreebnews.com- shiilkii aad-ka uu foosha xumma ee shalay gelinkii horee ka dhacay deegaanka cagaar-weyne oo ka tirsan Gobolka tog-dheer.xaaladda dadkii shilkaas ku

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burco(xogreebnews.com- shiilkii aad-ka uu foosha xumma ee shalay gelinkii horee ka dhacay deegaanka cagaar-weyne oo ka tirsan Gobolka tog-dheer.xaaladda dadkii shilkaas ku Burco(xogreebnews.com- shiilkii aad-ka uu foosha xumma ee shalay gelinkii horee ka dhacay deegaanka cagaar-weyne oo ka tirsan Gobolka tog-dheer.xaaladda dadkii shilkaas ku dhaawacmay ayaa adg-iyaaddo aanay heelin wax- daawo ah kuwaao naf-teeda lagula tacaalaayo.
dhawaca ayaa qaarkood loosoo daad-gureynaayaa dhaca caasimadda somaliland ee hargeisa.iyaaddo aanay gobolka togdheer ka jiren wax oog-sajiin ah oo lagula tacaallo dhaawaca oo ah mid aad uu culus.

mid ka mid ah eheelladda dadka dhaawac-mey oo ku sugan magaaladda sheekh oo lasoo xidhiidheyn shabakadda warar ee xogreebnew.com- ayaa si weyn uga dayriyeey xaaladda adeeg-la"aaneyd ee ka haysataaa magaaladda sheekh oo hadda lagu yaraa hakiyeey dhawacaa
wasaaradda caafimaadka ayaa ka gaabisey daadaalka loogu jirey i la baad-baadiyo ,waxaanna aan jirin goobobaha caafimaadka oo haawanaaa aw-geed hsaqaale
kaaso loo soo wedey xagga Hargeisa.
la socoo wixiii kasoo kordhaa ahadda-baa
xogreebnews.co/somliland



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured