Uganda Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Fashiliyeen Weerar Shababku Qorsheynayay

0
Sunday September 14, 2014 - 11:09:26 in Wararka by Super Admin
  • Visits: 761
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Uganda Oo Shaaca Ka Qaaday Inay Fashiliyeen Weerar Shababku Qorsheynayay

    Muqdisho(xogreebnews.com_Booliiska dalka Uganda ayaa kor u qaaday ammaanka goobaha ay dadku isugu yimaadaan ee ku yaala caasimadda dalkaasi Kampala.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(xogreebnews.com_Booliiska dalka Uganda ayaa kor u qaaday ammaanka goobaha ay dadku isugu yimaadaan ee ku yaala caasimadda dalkaasi Kampala.

Muqdisho(xogreebnews.com_Booliiska dalka Uganda ayaa kor u qaaday ammaanka goobaha ay dadku isugu yimaadaan ee ku yaala caasimadda dalkaasi Kampala.

Arrintaasi waxa ay daba socotay mar kii la xirxiray tiro dad ah oo looga shakisan yahay in ay malayshiyo yihiin is la markaasna la qabqabtay waxyaabaha qarxa.

Afhayeen u hadlay booliiska ayaa sheegay in ay fashiliyeen weerar si dhakhso ah u dhici lahaa.

Goor sii horaysay safaaradda Maraykanka ee Kampala ayaa sheegtay in xukuumaddu ay baajisay weerar argagixiso oo ay ay gaysan lahaayeen al-shabaab.

Safaaraddu waxa ay horay ooga digtay weeraro aargoosi ah oo ay macquul tahay in ururka al-shabaabah ay ku qaadaan danaha Maraykanka, iyaga oo ka jawaabaya weerar kii xaga cirka ahaa ee Maraykanku ay ku dilen hoggaamiyihii ururka al-shabaab horraantii bishan.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


featured